Nin bakhayl ahaa ayaa maalin maalmaha ka mid ah wuxuu ku haystay meel xeeb ah caag Bebsi ah. ninka waxaa soo ag maray nin maskiin ah wuxuu ku yiri: aad baan u oommanahay ee bebsida wax iga sii. Ninkii bakaylka ayaa wuxuu yiri: aniga kaliyaga iskama lihi, ee waxaa nus ku leh ninkaas oo badda […]
