Nin bakhayl ahaa ayaa maalin maalmaha ka mid ah wuxuu ku haystay meel xeeb ah caag Bebsi ah.
ninka waxaa soo ag maray nin maskiin ah wuxuu ku yiri: aad baan u oommanahay ee bebsida wax iga sii.

Bakhaylka iyo caagga Bebsi sheeko gaaban
Bakhaylka iyo caagga Bebsi sheeko gaaban

Ninkii bakaylka ayaa wuxuu yiri: aniga kaliyaga iskama lihi, ee waxaa nus ku leh ninkaas oo badda ku jiro, isagana u malayn maayo inuu oggolaanayo in bebsiga wax aan kaa siiyo.
Ninka maskiinka ayaa wuxuu ku yiri: nuskaaga wax iga sii.
Bakhaylka ayaa wuxuu ku jawaabay: nuskeyga hoose ayuu jiraa.

Carabta waxay ku maahmaahdaa:

(كنوز البخيل تؤول إلى اللصوص و الملوك)

(keydadka qofka bakhaylka waxay u dhamaanayaan tuugada iyo boqorrada)

Leave a Reply