Qabiilka ugu geesisan Soomaaliya

soomaali ugu geesisan dad badan ayaa raadiya, waxay ka raadiyaan dadka Google si ay u helaan hadal ama qoraal ka jawaabaya su’aashan:

Qabiilka ugu geesisan Soomaaliya
Qabiilka ugu geesisan Soomaaliya

Waxaa marka hore mudan in la ogaado dadka soomaaliyeed guud ahaan waa dad geesi ah beel kaste haka mid ahaadaan geesiyaasha.

Geesinimada waa maxay?

Geesi waxaa la dhahaa qofka dulmiga aan qaadanin oo is difaacaya oo xadgudubka aan oggoleyn, ee ma aha geesiga

qofka intuu qori qaatay oo xoolaha dadka masaakiinta boobaya, ama qof isbaaro dhigtay.
Beelaha soomaaliyeed qaar ayaa hub qaatay markaas ayay bilaabeen inay xoogaan oo ay dhacaan dadka rayidka ah oo masaakiinta ah.
Heer waxaa la gaaray qofka cad in loo maleeyo inuu yahay fuley, qofka gibilka cad, sidoo kale in loo maleeyo qofka madow inuu yahay geesi.
Miisaankaas aad buu u qaldan yahay, geesinimada midab iyo dal ama beel ama qabiil kuma xirna, geesinimada waa wax Ilaahay ku abuuraya qofka uu rabo.
Saan soo sheegnay geesiga waa midka aan dulmiga oggoleyn oo naftiisa iyo dadkiisa difaacaya oo aan ka baqin geeri.
Marka dadka soomaaliyeed marka aan eegno ma jirto beel dadkooda oo dhan geesiyaal ah, sidoo kale ma jiraan dad dhamaan wada bakahayl ama ama tuugo ah.
Beel kaste qof xun iyo qof fiicanba way leedahay, qof qurux badan iyo qof foolxun.
Maalkana waa sidaas beel kaste dad faqiir ayay leeyihiin iyo dad taajir ah.
Qabiilka ugu fiican waa qabiilka oo dadkiisa ay wanaag u badan yihiin xataa haddii laga helo dad xun.

 

Qabiilka kaste waxa uu ku fiican yahay

Mudulood Hiraab halkuu kasoo jeedaa

The bravest tribe in Somalia

Many people search for the bravest Somali, they search Google to find a statement or text that answers this question:
First of all, it is worth knowing that Somalis are generally brave people, and every tribe has its own heroes.

What is bravery?

A hero is someone who does not accept oppression and defends themselves and does not accept abuse,

not someone who takes up arms and robs the livestock of poor people, or sets up a checkpoint.
Some Somali tribes took up arms and then began to rob poor civilians.
It has reached a point where a white person is considered a coward, a white person is considered a coward, and a black person is considered a hero.
That scale is very wrong, bravery is not dependent on color, country, tribe or clan, bravery is something that God creates in the person he wants.
As mentioned, a hero is one who does not tolerate oppression and defends himself and his people and is not afraid of death.
When we look at the Somali people, there is no tribe whose people are all heroes, nor are there all thieves or robbers.
Every tribe has bad people and good people, beautiful people and ugly people.
And wealth is the same, every tribe has poor people and rich people.
The best tribe is the tribe whose people are mostly good, even if they are found to be bad.

Leave a Reply