Webka Daruur Qaran dumis inaad tihiin sowma muuqato?

Su’aasha: Horta waanka xumaha in webkan uu noqdo mid Qaran dumis oo qab qablayaal furteen mida labaad madaxweyne Farmaajo wax badan ayuu danta dalka iyo dadka u tanaasulay wuxuu yiri doorasho qof iyo cod aan qabsano waxaa diiday mucaaradka deni iyo Axmed Madoobe, wuxuu ogolaaday doorasho dadban waxaa diiday hadana isla dadkii keenay fikrada doorashada […]
Qabiilka kaste waxa uu ku fiican yahay

Beelaha soomaaliyeed beel kaste wax ayay caan ku tahay, qabiilka ugu fiican way adag tahay in la xadido. Beelo waxaa jira ganacsi caan ku ah kuwo waxaa jira xoolo caan ku ah sdoo kale kuwo kale beero caan ku ah. Qabiilka ugu faniin badan marka la sheego waxaan dhihi karnaa waa labo qabiil oo ah: […]
Mudulood Hiraab halkuu kasoo jeedaa

Mudulood Hiraab halkuu kasoo jeedaa Wax ka baro sida Mudulood u dhashay iyo deegaannada uu dago si aad u suureysato Mudulood Hiraab waa beel ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed waana Beesha ugu weyn beelaha Hawiye Tiro ahaan iyo Deegaan ahaanba. Waana curudka beelaha Hiraab. Waxay dagaan inta u dhaxeysa lagasoo bilaabo Degmada Xarardheere ee Gobolka […]
Nin reer Xamar cashar kulul siiyay beelaha soomaaliyeed

Nin reer Xamar cashar kulul siiyay beelaha soomaaliyeed Nin reer Xamar oo cashar fiican siiyay beelaha soomaaliyeed oo isku haysta Magaalada Muqdisho wuxuu sheegay in dadka ay dhul ka maqan yihiin laakin reer xamar in dad laga qaatay. wuxuu ka wadaa gabdhaha reer xamar oo xoog lagu guursaday. waagii dagaalada sokeeye ay darnaayeen ayaa dad […]
Qabiilka ugu geesisan Soomaaliya

Qabiilka ugu geesisan Soomaaliya soomaali ugu geesisan dad badan ayaa raadiya, waxay ka raadiyaan dadka Google si ay u helaan hadal ama qoraal ka jawaabaya su’aashan: Waxaa marka hore mudan in la ogaado dadka soomaaliyeed guud ahaan waa dad geesi ah beel kaste haka mid ahaadaan geesiyaasha. Geesinimada waa maxay? Geesi waxaa la dhahaa qofka […]
Qabyaaladda iyo diinta iyo Soomaalida

Qabyaaladda iyo diinta iyo Soomaalida There is a big difference between the tribe and tribalism Soomaali ilaa iyo hadda waxay la burbursan tahay qabyaalad. Qabiil iyo qabyaalad farqi weyn ayaa u dhexeeya, dadka inay kala qabiil ahaadaan waa wax caadi ah, qabiil waligii buu soo jiri jiray, laakin qabyaalad ma aha waxa caadi ah. Diinta […]
Siyaasadda adag ee Soomaali ka jirta – The difficult policy in the Somali conflict

Somali politics, have gone through different stages, and are getting worse Siyaasadda Soomaaliyeed, marxalado kala duwan ayay soo martay haddana waa sii xumaatay Siyaasadda Soomaali ka jirta, waxay isugu xiran tahay qaab yaab badan, dad badan ayaa kasoo horjeeda shariif sakiin dadna way taageersan yihiin. soomaalida inta badan iskuma taageeraan mabda’ waxay isku taageeraan labo […]
