Wiilkan waa wiil Soomaaliyeed oo Ilaahay ku mannaystay mowhibo Wuxuu ku noolaa Soomaaliya Wuxuu gacantiisa ku sameeyay Diyaarado oo iska caadi ah Laakin waxay xambaarsanaayeen Macne aad u weyn oo qiima badan Dalka Turkey ayaa wiilka qaatay Si uu barto habka diyaaradaha loo Sameeyo. Hadda wuxuu la taagan yahay Wasiirka arrimaha dibadda Turkey Taas maanta […]
