Categories
Sheeko Story

Bakhaylka iyo caagga Bebsi sheeko gaaban

Nin bakhayl ahaa ayaa maalin maalmaha ka mid ah wuxuu ku haystay meel xeeb ah caag Bebsi ah. ninka waxaa soo ag maray nin maskiin ah wuxuu ku yiri: aad baan u oommanahay ee bebsida wax iga sii. Ninkii bakaylka ayaa wuxuu yiri: aniga kaliyaga iskama lihi, ee waxaa nus ku leh ninkaas oo badda […]

Categories
News

Yoweri Museveni Farmaajo siduu usoo dhoweeyay

Yoweri Museveni qaabka uu taagan yahay, wuxuu tilmaamayaa kibir iyo islaweyni, caadi ahaan marka qofka madaxweynaha soo dhoweynayo diggiisa wuu kasoo hor baxaa, ee ma aha inuu sugo, qaabkan wuxuu tilmaamayaa inuu liidayo qofka kale.   Madaxwene Farmaajo sawirkan ay ka sawireen kuwan waxay muujinayeen sida ay ka aaminsan yihiin soomaalida. waxaa la sheegay Yoweri […]

Categories
Bulsho Society News Talooyinka Consultation

Albaabada amarjansiga diyaaradda sida looga baxo

Albaabada amarjansiga diyaaradda sida looga baxo Diyaaradda waxay ka mid tahay gaadiidka aadka loo adeegsado, wax badan ayay sahal ka dhigtay. laakin marka ay dhacdo dhibkeeda lama soo koobi karo halis weyn ayay leedahay. diyaaradaha waxay leeyihiin albaabo amar jansi ah marka ay dhici  rabaan ayaa la furaa. marka muuqaalkan wuxuu kuu caddeynayaa qaabka loo […]

Categories
Bulsho Society

Shakiga dumarka maxaa dhaliyo

Naagaha guud ahaan marka la guursado aad bay uga shakiyaan nimankooda, naagta waxay ka baqaysaa mar walba in naag kale lala guursado. taas oo keenyasa ninka inuu ka mashquulo naagtiisa, hablaha shakiga way ku kala duwan yihiin, dumar waxaa jiro ninkooda haddii uu guriga kasoo daaho xitaa ka shakiya. shakigaas waxaa laga yaabaa inuu guriga […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhagxaanta kelliyaha sababaha keena

Dhagxaanta kelliyaha sababaha keena Cudurkan wuxuu ka mid yahay cudurada caanka ah, oo ay dad badan ka sheegtaan, dhagaxaanta ka dhasha kelliyaha xanuun badan ayay u keenaan qofka. sababaha dhaliyaha waxaa ugu muhimsan: 1- Calcium ka oo jirka ku bato wuxuu keenayaa in uu dhaliyo cusbo iyo dhagxaan meelaha kaadida marto iyo kelliya ayuu galaa. […]

Categories
Bulsho Society

Qabiilka ugu geesisan Soomaaliya

Qabiilka ugu geesisan Soomaaliya soomaali ugu geesisan dad badan ayaa raadiya, waxay ka raadiyaan dadka Google si ay u helaan hadal ama qoraal ka jawaabaya su’aashan: Waxaa marka hore mudan in la ogaado dadka soomaaliyeed guud ahaan waa dad geesi ah beel kaste haka mid ahaadaan geesiyaasha. Geesinimada waa maxay? Geesi waxaa la dhahaa qofka […]

Categories
Bulsho Society News

Nin 122 jir soomaali ah oo hooyadiisana ay nooshahay

Nin Soomaaliyeed oo jira 122 sano ayaa wareysi laga qaaday. ninkan oo sheegey taariikhda soomaali iyo taliyaani. sidoo kale wuxuu sheegay waxyaalo badan yaab badan. waxaa ka mid ah hooyadiisa inay nooshahay oo 150 ay gaartay.