Categories
Caafimaadka Health

Faa’idooyinka mooska kuwa ugu muhimsan

Faa’idooyinka mooska waxtarka caafimaad laga helo Mooska iyo caafimaadka Mooska waa furuut caan ah waliba dalka Soomaali lagaga dambeeyo. adduunka marka qofka ajnabiga ku weydeeyo dalkaaga oo aad tiraahdo soomaali baan ahay wuxuu kugu dhahaa: Muuska soomaali oo kale lagama helo dunida. mooska soomaali waxaa aad u faafiyay gumaysiga Taliyaaniga. illeen way ka ganacsan jireen. […]

Categories
Bulsho Society

Bajaaj wade iyo kacdoonka Soomaali 2020

Si xun ayuu usoo hallaabayaa amaanka magaalada Muqdisho, waxaa yaab badan askari inuu qof iska dilo qof aan hub wadanin oo shibil ah. taas waa arrin aad u xun, soomaali waxaa lagusoo celin rabaa sidii hore. immisa qof oo bajaaj ku shaqaysta la dilay bilahan lasoo dhaafay. taas wax yar ma aha ujeeddo weyn baa […]

Categories
Bulsho Society

Qabiilka Soomaali ugu lacagta badan lot of money

Qabiilka Soomaali ugu lacagta badan lot of money Qabiilka ugu hantida badan kee la dhihi karaa? Marka hore waa inaan ogaanaa hantida waxa laga wado. Soomaalida waxay u kala baxaan dad xoolo dhaqato ah iyo dad beeraley ah iyo dad ganacsato ah. Hantida soomaali laguma soo koobi karo qabiil gaar ah. Dad badan ayaa is […]

Categories
News Sawirada

Duqa Vatican oo lugaha ka dhunkaday madaxda Koonfurta Sudan sawirro

Duqa Vatican oo lugaha ka dhunkaday madaxda Koonfurta Sudan sawirro Koonfurta Sudan waxaa ka dhex taagan khilaaf marka odayga wuxuu rabaa inuu isu keeno. eeg siday ugu dadaalayaan inay heshiisiiyaan kuwa ay isku diinta yihiin. sidoo kale eeg Soomaalida Muslinka ah sida laysugu dirayo sida loogu dhex abuurayo waxyaalo aan jirin. runtii Soomaalida waxaa ku […]

Categories
News Sawirada

Sawirada rabshadaha South Africa

Wararka ka imaanayo  Gobalka western cap ee Cap Town xaruunta u ay tahay sidey sheegeen wararkas  weli Rabshadihii halkoodi ayay kasii Socdaan ilaa 60 dukaana ayaa la dhacay  magaalada Istarang dhaawacyo fudad ayaa laga sheegayaa dad inay kasoo gaareen Dhinac kele Gobalka Gouteng meelahii Shaleyto wax ka dhaceen dhowr dukaan waa la boobey qaarna waa […]

Categories
Caafimaadka Health

Cudurka Aydhiska HIV astaamihiisa iyo qaababka laysugu gudbiyo

Cudurka Aydhiska HIVastaamihiisa iyo qaababka laysugu gudbiyo Cudurka Aydhiska (HIV)  waa maxay ? Waa cudur aad u daran, wuxuu dilayaa isdifaaca jirka. Ilaa iyo haddana daawo rasmi ah looma helin. Aydhiska waa cudur degdeg ku faafo sida loo qaado aad bay u fududdahay.  cudurka aydhiska waxaa laysaga qaadaa galmada nooc kaste ha ahaato. Nin aydhis […]

Categories
Bulsho Society

Sixirka yaa u badan adeegsigiisa rag iyo dumar

Sixirka yaa u badan adeegsigiisa rag iyo dumar Saxirka waa la og yahay waa fal xun oo shaydaan xiriir la lix. falka sixirka dad badan ayaa ku dhaqma waa dadka diinta ka furtay. sixir gaalnimo ayuu qofka u jiidaa. daraasooyin badan marka la sameeyay waxaa la ogaaday dumarka inay aad ugu dhaqmaan sixirka, marka raga […]