Qof fog oon wax laga haynin mala sixri karaa

Qof fog oon wax laga haynin mala sixri karaa Su’aasha: Asc ww page kan in bdn ban ku xidhna waxa aad mooda malmahan bulshada kaso cabanaysa sixirka in ay badanyiin sida aan ka arkayay waxa aan ahy wll somaliyeed waxa aan rabay in aan ogaado qof magaalo kle jooga sixir ma lo samayn karaa iyada […]
Sixirka waa maxay ma dhab baa mise waa dhaleenteed

Sixirka waa maxay ma dhab baa mise waa dhaleenteed Sixirka waa wax jiro oo lagusoo dejiyay labo Malag oo lagu magacaabo Haaruut iyo Maaruut. Sixirka waxaa lagusoo dejiyay magaalada Baabil ee ku taalla dalka Ciraaq. Taasna waxaa lagu sheegay Quraanka Kariimka. wuxuu yiri Alle: (وَاتَّبَعُوا مَا تَتْلُو الشَّيَاطِينُ عَلَىٰ مُلْكِ سُلَيْمَانَ ۖ وَمَا كَفَرَ سُلَيْمَانُ […]
Sixirka sidee lagu gartaa iyo qofka in la sixray

Sixirka sidee lagu gartaa iyo qofka in la sixray Su’aasha: Sixir qofka uu hayo calaamad gaar ah miyuu leeyahay oo lagu garan karo, dadka intooda badan waxay dhahaan hebel waa la sixray marka waxaan rabi lahaa inaad ii sheegtaan caalamada sixirka lagu garto hadday jiraa. Jawaabta: Sixirka waa wax jiro oo uu quraanka sheegay, shayaadiinaana […]
Sixirka yaa u badan adeegsigiisa rag iyo dumar

Sixirka yaa u badan adeegsigiisa rag iyo dumar Saxirka waa la og yahay waa fal xun oo shaydaan xiriir la lix. falka sixirka dad badan ayaa ku dhaqma waa dadka diinta ka furtay. sixir gaalnimo ayuu qofka u jiidaa. daraasooyin badan marka la sameeyay waxaa la ogaaday dumarka inay aad ugu dhaqmaan sixirka, marka raga […]
