Categories
Fatwada

Siigada iyo soonka axkaamta la xiriirta

Siigada iyo soonka axkaamta la xiriirta Siigada sida la og yahay waa qofka inuu naftiisa ku raaxaysto, raga iyo dumarka labada way sameeyaan, gabdhaha yaryar iyo dumarka garoobka ah, siigada waxaa sameeyo inta badan dadka kacsiga badan , dadka aan is reebi karin markay cidlo dareemaan ayay siigaystaan. culimada afrata madaahib waxay qabaan siigada inay […]

Categories
Bulsho Society

Boolis iyo Bajaaj balada yaa dhex dhigay

Boolis iyo Bajaaj balada yaa dhex dhigay Boolis iyo bajaaj ayay balo dhex dhigeen, aaway damiirka dadka. Qof muwadin ah oo soo doontay shaqo oo raba inuu cunto xalaal quuto intaad qori usoo qaadato ayaad qalaf ka siinaysaa. Dhalinyarada Bajaajka ku shqaysta inta lagu taageeri lahaa ayaa la dilayaa. Sidee dowlad lagu dhisaa haddii dadka […]

Categories
News

Dad galay guriga Cumar Albashiir kuna seexdeen sariirtiisa video

Qayb ka mid ah shacabka Sudan ayaa waxay galeen guriga madaxweyanah dhacay Cumar Albashiir. waxay ku dhex wareegeen guriga iyagoo sawiranaya meel kaste ayay gadgaddiyeen. sidoo kale ku dhexboodaya waxay ku seexdeen sariirtiisa yaabka adduunka waxayna ku dhawaaqayeen xaqeena weeye. qolka jiifka iyo musqusha iyo meelo badan ayay galeen. xitaa dharkiisa ayay soo duubeen. daawo […]

Categories
Sawirada Siyaasa - politics

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha Maanta marka ay dhaceen banaanbaxyada kaddib ayuu madaxweyne Farmaajo la kulmay shacabka Muqdisho qeyb ka mid ah. Waxaa kasoo qaybgalay kulankan madax badan. Waa kuwan sawirada lagasoo qaaday kulankaas: Farmaajo hadalo kulul ku hadlay oo lagu tilmaamay inay xambaarsanaayeen gooddi adag oo ku wajahan dadka ka dambeeya sheekada maanta […]

Categories
Caafimaadka Health

Cunidda maskaxda waxtarka caafimaad ay leedahay

Cunidda maskaxda waxtarka caafimaad ay leedahay Soomaalida maskaxda ma cunaan, dhaqankooda ayaa sidaas ah. Laakin cunidda maskaxda waa arrin adduunka laga yaqaano oo waddamo badan ku faafsan. Marka hore cunitaanka maskaxda diin ahaan waa xalaal. Taas layskuma haysto, laakin qofka aan ka helin wuu iska dhaafi karaa taas wax dhib ma laha. Halkan waxaan kusoo […]

Categories
News Siyaasa - politics

Farmaajo hadalkiisa maxaa laga fahmayaa daawo Video

Farmaajo hadalkiisa maxaa laga fahmayaa daawo Video Farmaajo hadalka uu jeediyay  sida ka muuqata waa hadal malab oo kale ah. laakin qofka si qoto dheer u eego wuxuu dareemayaa inuusan sidaas ahayn. Farmaajo inta uu madax yahay immisa qarax dhacday immisa jeer uu safray aaway ballanqaadyada uu sameyn jiray. hadal badan haan ma buusho ayaa […]

Categories
Bulsho Society

Sixirka guurka reebo waa maxay

Sixirka guurka reebo waa maxay Sixirka guurka reebo waxaa laga wadaa in ninka ama naagta laga sixro guurka marka  cumrigooda kama fikirayaan guur. Ninka waxaaba laga xirayaa inuu naag raadsado. Sidoo kale gabadha waxaa loo diidayaa in nin soo doono ama iyadaaba ninka u arkeyso inuu xun yahay. Sidee lagu garan karaa sixirka guurka inuu […]