Sixirka yaa u badan adeegsigiisa rag iyo dumar

Saxirka waa la og yahay waa fal xun oo shaydaan xiriir la lix.

falka sixirka dad badan ayaa ku dhaqma waa dadka diinta ka furtay.

sixir gaalnimo ayuu qofka u jiidaa.

daraasooyin badan marka la sameeyay waxaa la ogaaday dumarka inay aad ugu dhaqmaan sixirka, marka raga loo fiiriyo.

Sixirka yaa u badan adeegsigiisa rag iyo dumar
Sixirka yaa u badan adeegsigiisa rag iyo dumar

sixirka aduunka meel walbo ayaa laga isticmaalaa wadmada oo dhan waxaana u badan India iyo Afrikada.

xitaa wadamada reer galbeedka waa la adeegsadaa.

waxaad ka garan kartaa filimada maraykanka waxaa ka wada buuxa falal sixir ah.

sixirka madow waxaa aad u adeegsada yahuudda.

waxay heleen shayaadiidta Nabi Sulaymaan (CS) adeegsan jiray keydkooda sixirka.

naagaha sixirka inta badan waxay u rabaan xagga xiriirka jacaylka ama ninka inay ku qabato inuu iyada kaliya jeclaado.

sixirka soo jiidashadada ama sixirka jacaylka ayaa loo yaqaanaa.

adeegsiga haweenka sixirka waxaa laga wadaa inay sixiroole u tagaan oo ay ka dalbadaan inuu tafaaful ama falfal u sameeyo.

waxaa kalood ogaataa in sixirka reer galbeedka ay qariyaan ma rabaan  inay caan ku noqdaan afka english – ingiriiska – magic ama juggling ama voodoo ayaa loo yaqaanaa.

sidoo kale naagta sixirooleyda afka ingiriiska waxaa lagu dhahaa : Witch.

Sheeko waxaa jirta yaab badan :

Naag ninkeeda ka shakisaneyd ayaa waxay u tagtay nin saaxir ah waxay ku tiri: ninkayga ayaan ka shakisanahay maalmahan ee waxaad ii samaysaa sixir aan kusoo jiito saaxirkan sixirba ma aqoonin wuxuu u handisay fikrad oo iyada lacaga uu kaga aruursan karo inta uu hadallo aan jirin warqad  ku qoray ayuu ku aasay gurigeeda gadaashiisa.

Markay u timid ayuu ku yiri:   aniga waxaan ogaaday in adiga aad ku jirto halis,  jinka ayaa wuxuu ii sheegay gurigaaga gadaashiisa in sixir lagu aasay marka waa inaad tagtaa guriga gadaashiisa.

Habeen hala qodo, sidii bay sameeyeen warqaddii ayay soo heshay naagta saaxirkii ayay ula timid, markaas ayuu ku yiri adaa u baahan badbaadin ee neef ayaa la qalaaa lacag intaas ayaad bixinaysaa sheekada iyada ayay kusoo gaddoontay.

Raga sixirka sameeyo qaar waxay ku dhaqaaqaan falal aad u daran naagta marka ay u tagto waxay ka dhaadhiciyaan inay la raaxaystaan oo ay galmo la sameeyaan qaarkooda waxay dhahayaan marka aan kula galmoodo ayaad caafimaadaysaa.

Waxay ku dhahayaan: galmada ayaa daawo kuu ah.

marka sixirka oo dhan waa balo iyo baas.

 

Witchcraft is known to be an evil act that is associated with the devil.
Many people practice witchcraft, especially those who have abandoned religion.
Witchcraft attracts people to infidelity.
Many studies have been conducted and it has been found that women practice witchcraft more than men.
Witchcraft is used everywhere in the world, especially in India and Africa.
It is even used in Western countries.
You can see from American movies that it is full of witchcraft.
Black magic is widely used by the Jews.
They found the devils of Prophet Solomon (CS) who used their magic arsenal.
Witchcraft women usually want to make a man love her or to make him love her only.
It is called charm magic or love magic.
Women who use witchcraft go to a witch and ask him to perform a spell or spell for them.
It is also known that Westerners hide magic, they do not want it to be popular in English – it is called magic or juggling or voodoo.
Also, a woman who practices magic in English is called: Witch.
There is a very strange story:
A woman who was suspicious of her husband went to a witch and said: I am suspicious of my husband these days, you are doing magic for me to attract him. This witch did not know any magic. He gave her an idea and he could collect money from her while he wrote nonsense words on a piece of paper and buried it behind her house.
When she came to him, he said: I knew that you were in danger, the demon told me that magic was buried behind your house, so you should go behind your house.
She dug it up at night, as they did, she found the letter and brought it to the witch doctor, who told her that she needed help, and that she had to have surgery. She told her story to him.
Some witch doctors do very serious things to the woman when she goes to them, they convince her to have sex with them, and some of them say that if I have sex with you, you will be cured.
They say: sex is your medicine.
So all witchcraft is a curse and a curse.

 

Leave a Reply