Categories
Bulsho Society

Eeg dabeecadaha dumarka markay uur qaadaan

Eeg dabeecadaha dumarka markay uur qaadaan Haweenka marka ay uurka qaadaan jirkooda waxay ka gartaan waxyaalo aan caadi ahayn. marka la gaaro todobaad waxay dareemaysaa naagta isbaddal weyn xagga dabeecadda sidoo kale jirkeeda waxay ka dareemaysaa caajis iyo wahsi. marka wax yar uu sii jiro uurka hablaha qaarkooda waxaa ku dhaca waxa loo yaqaano walaca […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts iyo aragtida doorashada 2020

Amin arts doorashada 2020 muxuu ka wadaa. Soomaali sida ka muuqata wali ma gaarin talaabada ah doorashada qofka iyo codkiisa. sidee lagu garaa arrintaas soomaali ilaa iyo hadda tirakoob sax ah lagama hayo, waxaa ka maqan meesha laga soo bilaabayo maamulka dowladnimada. dadka dhalashooyinka lama diiwaan galiyo sidoo kale xaalkooda guud. madaxda soomaaliyeed waxay u […]

Categories
Siyaasa - politics

Shacbiyada Farmaajo sawirada selfiga masoo celin karaan

Shacbiyada Farmaajo sawirada selfiga masoo celin karaan Madaxweyne Farmaajo maalinta la dooranayay Soomaalida badnkooda aad bay ugu farxeen doorashada Farmaajo. Dad badan ayaa dhahay soomaali way ka baxday xilligii qabiilka iyo qabyaaladda. soomaali way usoo noqotay dowlanimadii ka maqanayd laga soo bilaabo 1991. dadka qaarkii waxay gaareen inay dhahaan Farmaajo ee geey. Laakin hadda waxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada idaha barida leh

Fasirka riyada idaha barida leh Su’aasha: Xidig daruur waxan kuriyoday idaha barida leh oo badan ii asira plz plz Jawaabta: Fasirka idaha waa wax aad u fiican. waxaa lagu fasiraa hanti badan sidoo kale caruur wanaagsan. sidoo kale beero miro badan leh iyo geedo badan. qofkii arko asoo helay ido wuxuu helayaa sharaf iyo hanti […]

Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Afarta waxyaabood Gabdhaha loo guursado maxay yihiin

Dadka caadi ahaan afartaan waxyaalood ayay dumarka u guursadaan sida xadiiska uu sheegay Nabiga SCW wuxuu yiri :   تنكح المرأة لأربع مالها وجمالها وحسبها ودينها  صحيح البخاري Haweeney waxaa loo guursadaa Afar waxyaalood hantideeda iyo nasabkeeda iyo quruxdeeda iyo diinteeda ee ku guulayso midda diinta leh gacmahaaga ciidda ha galaanee Taasoo laga wado diinta […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Jini mindi igu bursanayo ayaan ku riyooday fasirka muxuu noqonaa

Jini mindi igu bursanayo ayaan ku riyooday fasirka muxuu noqonaa Su’aasha: Walaal waxaan ku riyooday 6 :50 inaa hurdada ku naqday saakay gurigeyga jinni badan jooga qaar duulduulaya iyo nin aniga i bursanaya midi dheer wata rabo inoo qoorta iga gooya waa ka cararaya woo igo soo tuuraya midida hadoo iso gaari wayo midi ayoo […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Dareenka raga iyo dumarka maxaa aad u badiyo

Dareenka raga iyo dumarka maxaa aad u badiyo Dareenka kacsiga waa dareen raga iyo dumarka ay wadaagaan. laakin waxaa muhimsan kan raga maxaayeelay naagta haddii aysan dareen lahayn galmada way wadi kartaa, laakin ninka hadduusan dareen qooq lahayn galmada ma wadi karo. naagta way asturan tahay, illeen lagama rabo iyada wax soo baxsan oo soo […]