Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa

Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa Su’aasha: Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa? Jawaabta: Su’aashaada waxan ka gooyay hadalka hordhaca u ahaa maxaayeelay adiga waxaad ku sheegtay xumaanta aad samaysay, qofka marka uu shegayo xumaanta asoo ka shallaynaya waa la gartay laakin adiga […]
Waxan ku wareersanahay qaabkan uu gudanahay talo i siiya

Waxan ku wareersanahay qaabkan uu gudanahay talo i siiya Su’aasha: Asc walal waxan ku wareersanahay qaabkan uu gudanahay waxa lay guday 2006 ma xasuusto qaabkay ahayd markan waydiyay mamadi ii guday waxay tiri sii Qurux badan ayan ku guday marka is eego waxa labada dhinac iga yaala wax sida faruryaha uu sameysan marka tabatana hilib […]
Gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee

Gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee Su’aasha: Asc suaasheyda waxa ay tahay waxa aan maqlaa gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee marka maxay kala yihiin fircooni iyo suni labadoodane kee fiican. Jawaabta: Gabar fircooni waxaa laga wadaa midda gudniinka fircooniga la guday gudniinka fircooniga waa gudniin laga jarayo gabadha kintirka iyo […]
Dareenka dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga women

Dareenka dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga women Su’aasha: Salan sare asxabta qaliga, su’aal ban qabaa gabdhaha sunig u gudan maka kacsi badan yihin kuwa firconiga ah, waxan maqlay gdniinka shaqo kuma laha dareenka dumarka, waxa la heli kara naag fircooni loo guday hadana ka qooq badan naag suni ah, hadalkaas sideed u aragtan fadlan […]
Waa maxay fircooni iyo suni

Waa maxay fircooni iyo suni Waa maxay fircooni waa su’aal dad badan ay raadiyaan marka ay soo galaan internetka. Su’aashaas jawaabteeda way fududahay marka la qeexayo fircooni waxaa laga wadaa gudniin uu jideeyay Fircoon hadafka laga lahaana gudniinkaas wuxuu ahaa dumarka in lagaga baabi’iyo dareenka galmada ama kacsiga. maxaayeelay guudniinka fircooniga waa gudniin laga jarayo […]
Dareenka raga iyo dumarka maxaa aad u badiyo

Dareenka raga iyo dumarka maxaa aad u badiyo Dareenka kacsiga waa dareen raga iyo dumarka ay wadaagaan. laakin waxaa muhimsan kan raga maxaayeelay naagta haddii aysan dareen lahayn galmada way wadi kartaa, laakin ninka hadduusan dareen qooq lahayn galmada ma wadi karo. naagta way asturan tahay, illeen lagama rabo iyada wax soo baxsan oo soo […]
