Fasirka riyada idaha barida leh

Su’aasha:

Xidig daruur waxan kuriyoday idaha barida leh oo badan ii asira plz plz

Fasirka riyada idaha barida leh
Fasirka riyada idaha barida leh

Jawaabta:

Fasirka idaha waa wax aad u fiican.

waxaa lagu fasiraa hanti badan sidoo kale caruur wanaagsan.

sidoo kale beero miro badan leh iyo geedo badan.

qofkii arko asoo helay ido wuxuu helayaa sharaf iyo hanti iyo barwaaqo badan.

guud ahaan idaha iyo wanka waa maal badan, waa marka qofka sidaas uu ku arko.

haddii ay tahay qofta aragtay gabar aan wali la guursanin waxay guursanaysaa nin hanti leh oo fiican.

haddii ay tahay gabar garoob ah waxay helaysaa nin sidoo kale hanti leh fiican baarri ah, haddii ay tahay naag uur leh ilmo wanaagsan ayay dhalaysaa oo baarri ah, haddii ay tahay naag xaas ah oo caadi aan uur lahayn iyadana waxay helaysaa caruur fiican.
riyada idaha waa bishaaro.

sidoo kale waxaa lagu fasiraa riyada idaha badan ma’uuliyad iyo maamul, qof arko asoo helay ido aad u badan meel ayuu mas’uul ka noqonauyaa, dad badan ayuu hogaaminayaa.

 

Gabar haday ku riyooto iyadoo wan soo iibsanayso

Riyada waxar yar oo ila hadlay bi’idnillaah

The interpretation of sheep is very good.

It is interpreted as a lot of wealth and good children.

Also, fruitful fields and many trees.

Whoever sees a sheep will receive honor and wealth and prosperity.

In general, sheep and lambs are a lot of wealth, when a person sees them like that.

If the person who saw it is an unmarried girl, she will marry a wealthy and good man.

If she is a virgin, she will find a wealthy and good man, if she is a pregnant woman, she will give birth to a good and good child, if she is a normal married woman who is not pregnant, she will also get good children.
The dream of sheep is good news.

The dream of many sheep is also interpreted as responsibility and management, a person who sees a lot of sheep will be responsible for a place, he will lead many people.

(الغنم) غنيمة وقد روي عن النبي صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ أنّه قال رأيت في المنام أني وردت على غنم سود فأولتها العرب ثم وردت على غنم بيض فأولتها العجم
-ومن رأى أنه يسوق غنماً كثيرة وأعنزاً فإنّها ولاية على العرب والعجم وحلبه ألبانها وأخذه من أصوافها وأوبارها إصابته الأموال منهم وقيل من رأى قطيعاً من الغنم دام سروره
-ومن رأى شاة واحدة دام سروره سنة ورؤوس الغنم وأكارعها زيادة الحياة ولك الأغنام زيادة غنيمة فإن رأى كأنه مر بأغنام فإنّهم رجال غنم ليس لهم أحلام ومن استقبلته أغنام فإنّه يستقبله رجال لقتال ويظفر بهم والضأن عجم والمعز أشراف الرجال

Leave a Reply