Riyo anigoo lay eryanayo haddana aanay isoo gaadheen waxaasi

Riyo anigoo lay eryanayo haddana aanay isoo gaadheen waxaasi Riyada: Sh. Waxan ku riyoodey ayada oo meL tukaana lay dorey kadip dhalinyaro udhaxeysa da.da 10 jir iLaa 25 jir ano ag maraya idhaHaan waa tan qoftiii kadip isoo eryadaan lkn marna imay soo qabn marnaa ordaba way lumaYeen hadii aan ka dhuuntana wey isoo helaYeen […]
Riyo tuug xadi raba ilmo yar aan jaar nahay

Riyo tuug xadi raba ilmo yar aan jaar nahay Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo la jooga nin ayaa waan ka shakiyay inuu rabo inuu xado wiil yar jaar nahay reerki dhalay ilamaha u yeedhay qabsada inankiina yar yaan ninkani idinka xadine Waan ka cararay ninki gurigi ilamaha yar reerkoodi ayaan galay walaalkay ayaa […]
Riyada nin naag bistoolad ku dhufan raba oo xabado ku ridaya

Riyada nin naag bistoolad ku dhufan raba oo xabado ku ridaya Riyada: Asalama calaykum ustaada Waxanku riyooday Nin marka Aqoon Anan u lahayn oo cas dhuuban wan wada soconay qiyaasti wuu iga Yara leexday kadib cod sare intaaan qayliyey Ayaan dhahay ninkani habluhuu ka ganacsadaaa Wan qayliyey Aniga waxba iguma samayan waxna imu odhan lkn […]
Riyada qofka oo la ceyrsanayo rag uuna garanaynin ayaa bursanaya

Riyada qofka oo la ceyrsanayo rag uuna garanaynin ayaa bursanaya Riyada: Asc waxan rabaa inaad iisoo fasirtan riyada ah nin oo gabar ceyrsanayo wuu soo dabagalaa kama harayo ilaa ay guri cid kale leedahay gasho waxay u eg tahay inuu kufsan rabo iyadana cabsi badan ayay dareemaysaa waxy ka cararaysaa. Fasirka Riyada waxay tilmaamaysaa halis […]
Waxan ku riyoodey ano niman u eg kuwa cawaanta dadka caydhsada igu caydhsanayaan meel

Waxan ku riyoodey ano niman u eg kuwa cawaanta dadka caydhsada igu caydhsanayaan meel Riyada: Sheikh ii fasir waxan ku riyoodey ano niman u eeg kuwa cawaanta dadka caydhsada igu caydhsanayaan meel buura ah oo dhaadher oo jarar ama meel aad ka Baqeysid ina ka dhacdiid kadibna aan leyahey حسبی الله و نعم الوکیل waliba […]
Gabar haday ku riyooto iyadoo bakayle qabanayo

Su’aasha: scw walaalayal maxaa lagu fasiraa qofkii ku riyoodo asoo bakayle racdaysanayo marka ugu dambeyso wuu qabanayaa? Jawaabta: Riyada bakaylaha la qabanayo waa riyo fiican, waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto waliba inaad heli doonto nin fiican haddii aad tahay gabar wali aan la guursanin, haddii aad xaas tahay bakaylaha waxaa lagu fasiraa wax fiican inaad […]
Riyada dibi qof bursanayay kadib adiga kusoo bursanaya

Riyada dibi qof bursanayay kadib adiga kusoo bursanaya Riyada: Waxaan ku riyoodey quf ka cararaya laba dibi mid uu yaryahay midna uu weyn yhy asigoo la bursanaayo ayaan waxaan is dhahay ka reeb kadib aniga ayey isoo bursadeen anigane waan ka ordey Fasirka: Riyada waa digniin waxaa jira dad badan saaxiibo kula ah laakin xumaan […]
