Gabar haday ku riyooto iyadoo wan soo iibsanayso

Gabar haday ku riyooto iyadoo wan soo iibsanayso Riyada: scw walaal waxan rabaa in layfasiro riyada ah gabar haday ku riyoto wan iyadoo suuqa kasoo iibsanayso riyadas maxa lagu fasiraa. Fasirka: Riyada iibsashada wanka waxay tilmaamaysaa farxad balaaran inay heli doonto gabadhaas, waxaa kaloo lagu fasiraa inay guursan doonto nin fiican oo baari u ah […]
Riyada qofka oo la farayo inuu gowraco neef

Su’aasha: Walal riyo aan kuriyoday ano ilahadlen waxanan ujedi oo laiyiri qal neef yar oo ariya waxan iri mahesto ani neef laiguyiri alle waa awooda inow hada Keeno gurigada. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in munaasabo ay kuu soo dhowdahay iyo farxad ama casuumaad ama waqlal ama duco, guud ahaan riyada waa riyo khayr ah, waxaa […]
Waxan ku riyoodey anoo heysta waxar yar

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riyoodey anoo heysta waxar yar oo dhalatey qurux badan maxay noqoneysa waxar waxan kawada adhiga ama rida marky dhasho neef. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr badan inshaa Allaah waxarta waa nimco Ilaahay ku siin doono sidoo kale maal badan iyo arsaaq xagga Alle kaaga imaan doonto waa riyo bishaaro wadata.
Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac

Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac Su’aasha: Wadadkayga waxuu ku riyooday isagoo 300 oo ariya la dhahay 300$ ku raac oo islaan uu yaqaano ku dhahday ku raac markaa waxu dhay say biyaalno ilaa lanbar 4 bana ku eegaya arigii waa iga dhumay lkn waan soo helay shaqadaydana […]
Riyada ari iga lumay iyo nin khamiis madow wata

Riyada ari iga lumay iyo nin khamiis madow wata Riyada: Asc bahda daruuro wll waxaan ku riyooday anoo ari iga lumay day dayay ayaan waxàn arkay ar meel abaar iijirta kamuuqda oo wiilal ilaa 12 ilaa 11 aan kuyaasay oo khamiisyo cad cad iyo koofiyada sunada qaba la joogaan anoo gooda ukac isleh ayaa meel […]
Gabar ku riyootay iyadoo ari loo dhiibay

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan igu soo noq noqta anoo adhi ay hooyaday leedahay horwayminaya oo aan isleeyahay hooyo xooga soo hay bay rabtaa ana aan niyada ka leyahay arigan ma raaci kartide maxaa samaysaa mar mar wuu iga lumi wana helaaa wayna igu soo noq noqotaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xil in laguu dhiibi […]
Gabar ku riyootay ri guduudan oo gowracan

Gabar ku riyootay ri guduudan oo gowracan Su’aasha: Asc bahda daruuro wll malinkii istniinta anoo cajisan ayaan barqada salaad tukaday kabacdi quraan ayaan aqristay anoo quraanka aqrinaayo ayay hurdo daran iqabatay waana seexday markaan seexday waxan arkay ri 🐐yar oo gaduudan oo hirtayda fadhisa wax aana arkayn baa igu dhahay ridaan iyo 6 yaasiin iyo […]
