Waxan ku riyooday anoo barida idaha soo iibsanayo

Waxan ku riyooday anoo barida idaha soo iibsanayo Riyada: Sheikh waxan ku riyooday anoo barida idaha soo iibsanayo iifasir xamilana wan ahay. Fasirka: Waa riyo aad u fiican, waxay tilmaamaysaa hanti xalaal ah oo si fudud lagu helayo sidoo kale waa daawo qofka hadduu xanuunsan yahay. Sidoo kale ilmaha caloosha aad ku waddo si fudud […]
Gabar haday ku riyooto iyadoo wan soo iibsanayso

Gabar haday ku riyooto iyadoo wan soo iibsanayso Riyada: scw walaal waxan rabaa in layfasiro riyada ah gabar haday ku riyoto wan iyadoo suuqa kasoo iibsanayso riyadas maxa lagu fasiraa. Fasirka: Riyada iibsashada wanka waxay tilmaamaysaa farxad balaaran inay heli doonto gabadhaas, waxaa kaloo lagu fasiraa inay guursan doonto nin fiican oo baari u ah […]
Riyada waxar yar oo ila hadlay bi’idnillaah

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK RUTII SH WAA RIYO AAN LA YAABAY WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHEXJOOGA XOOLO DHALAY , WAXAA AGTAYDA JOOGTAY RI DHASHAY WAXAR KII AY DHASHAY OO ISLE JAQ OO KU SII SOCDA AYUUN BAA WAXAA RIDII HOOSTA KA GALAY NAYL YAR OO LAXI DHASHAY , WAXARKII YARAA […]
Riyada aragtida wan wayn oo xareed cabbaya

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo jooga meel dhul roobku da’ay oo xareedu wadhan tahay banaanada oo barwaaqo ah Ayaa meel agtayda ah waxaa ka cabaayay Wan wayn oo xareeda cabaayay Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo nimco aad heli doonto, wanka waa wax aad u […]
Gabar ku riyootay ido buurbuuran oo meel daaqaya

Su’aasha: Asc walahaha waxaan hada kohor ku riyooday Anoo meel guryo sara ka dhisanyahiin jooga ayaan arkay ido ama laxo buurbuuran oo meel xoogaa ii jirta daaqaya waxaan ku sii ordayay ay dhowr xaba ah waxĂ na lahaaa waa idiihii nabi muxamad (SCW)ee ayda aan ka abad baadiyo aadna waan u orday aydiina waan dhaafay waana […]
Riyada gabar ari kaxaynaysa oo meel ku xaraysanysa

Su’aasha: Asc wllo adbad u mahadsan tahay waxn ku riyodey anigo adhi wado xili habenimo ah wan xareyey ama melban ku oodey riyadan wey iguso noqnoqta xaleyban ku riyodey mudo kadib anon arag. Jawaabta: Riyada waa riyo aad u fican waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof mas’uul ah oo laga dambeeyo ama meel maamul looga […]
Fasirka riyada idaha barida leh

Fasirka riyada idaha barida leh Su’aasha: Xidig daruur waxan kuriyoday idaha barida leh oo badan ii asira plz plz Jawaabta: Fasirka idaha waa wax aad u fiican. waxaa lagu fasiraa hanti badan sidoo kale caruur wanaagsan. sidoo kale beero miro badan leh iyo geedo badan. qofkii arko asoo helay ido wuxuu helayaa sharaf iyo hanti […]
