Categories
Caafimaadka Health

Kellida maxaa burburiya xog muhim ah

Kellida maxaa burburiya? Walaal sidaad og tahay kelida waxay ka mid tahay xubnaha qaaliga ah oo Ilaahay na siiyay waxaad ogaataa waxyaalahan aan sheegi rabno inuu burburinayo kelliyaha:   Biyo badan inaadan cabbin inaad isku reebto kaadida ama saxarada oo aad ka daahdo musqusha cusbo badan inaad cunto xanuunada mareenka kaadida inaadan ku dadaalin inaad […]

Categories
Siyaasa - politics

Tartanka feerta Kenya iyo Somali by Amin arts

Wali waxaa socota arrinta badda oo ka dhexeysay Kenya iyo Soomaali. amin arts oo soo sawiray sawir muujinaya sida Kenya looga adkaaday. waxaa ka muuqda meesha soomaali inay kaga guulaysatay Kenya feerta. taas oo laga wado xagga siyaasadda. waa sawir meel  fog wx ka tilmaamaya.

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Maxaa badiya dareenka gabdhaha girls feelings

Maxaa badiya dareenka gabdhaha girls feelings Marka laga hadlayo kacsi ma aha kaliya arrin la xiriirta jirka ama xubnaha. Laakin waa arrin shaqo ku leh maskaxda iyo nafta. Dumarka waa sida raga ah waxaa laga yaabaa inay iyagana daciifaan oo uu yaraado kacsigooda. Sidoo kale wixii raga kacsiga u kordhiya oo nafaqo ah ayaa iyagana […]

Categories
Caafimaadka Health

Xalwada Shaah marka lagu cabbo halista ay leedahay

Xalwada Shaah marka lagu cabbo halista ay leedahay Xalwada iyo shaaha caadi ahaan layskuma qaato, dadka xalwada cunno qaxwo ayay ku cabbaan badankooda, ma arkaysid shaah qof ku cabbaya, aad bay u yar yihiin dadka shaaha ku cabbo. Sida aan og nahay xalwada waxay ka sameysan tahay sokor iyo saliid ama subag iyo waraango, marka […]

Categories
News

Bisha kow ayay u muuqataa sida dad badan ay sheegeen

Aqoonyahan falaki ah oo u dhashay dalka Kuwait ayaa yiri bisha soonfur waa inay dhalataa maalinta arbacada, marka la eego xisaabaadka cirka, wuxuu raaciyay suurtagal ma aha inay dhalato talaado isagoo yiri dowladaha sheegay inay bisha dhalatay si qaldan ayay dadka soonka kaga fureen. dowladda sacuudiga oo sheegtay in bisha la arkay ayaa dowlado badan […]

Categories
Bulsho Society

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka Gabadha   waxa lagu doorto waxa ugu horreeya waa diin laakin marka diinta lagasoo reebo meelahan ayaa laga eegayaa:Gabar marka aad guursanayso waxaa lagaa rabaa inaad ka eegto dhowr waxyaabood kuwaas oo loo qeybinayo labo waxyaalo waa wax aan la taaban karin sida  dabeecadda iyo akhlaaqda hadalka macaan sheekada qurxoon qosolka […]

Categories
Sawirada

Sawirada Farmaajo maanta ciidda

Farmaajo oo la ciiday ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed. waxaa meesha ka muuqday ciidaan iyo arday badan Farmaajo oo ku maqanaa safar ayaa soo laabtay. sawirada salaadda ciidda maanta isaga iyo taliyeyaasha ciidan qalabka sida.