Wali waxaa socota arrinta badda oo ka dhexeysay Kenya iyo Soomaali.

amin arts oo soo sawiray sawir muujinaya sida Kenya looga adkaaday.

Tartanka feerta Kenya iyo Somali by Amin arts
Tartanka feerta Kenya iyo Somali by Amin arts

waxaa ka muuqda meesha soomaali inay kaga guulaysatay Kenya feerta.

taas oo laga wado xagga siyaasadda.

waa sawir meelĀ  fog wx ka tilmaamaya.

Leave a Reply