Bisha kow ayay u muuqataa sida dad badan ay sheegeen

Aqoonyahan falaki ah oo u dhashay dalka Kuwait ayaa yiri bisha soonfur waa inay dhalataa maalinta arbacada, marka la eego xisaabaadka cirka, wuxuu raaciyay suurtagal ma aha inay dhalato talaado isagoo yiri dowladaha sheegay inay bisha dhalatay si qaldan ayay dadka soonka kaga fureen. dowladda sacuudiga oo sheegtay in bisha la arkay ayaa dowlado badan […]
Sawirada Farmaajo maanta ciidda

Farmaajo oo la ciiday ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed. waxaa meesha ka muuqday ciidaan iyo arday badan Farmaajo oo ku maqanaa safar ayaa soo laabtay. sawirada salaadda ciidda maanta isaga iyo taliyeyaasha ciidan qalabka sida.
