Categories
News Sawirada

Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday sawiro

Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday sawiro Koobka qaramada Africa 2019 oo lagu qabtay magaalada Qaahira dalka Masar ayaa ku guuleysatay Algeria, waxay ka badisay dalka Senegal. Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday. Cayaarta waxay ka dhacday dalka Masar. Dowladaha carabta siiba dalka Masar kuwa ka cayaaro waxay dadka u jideeyeen marka gool […]

Categories
Siyaasa - politics

Qabyaaladda Axmed Madoobe iyo sawirka amin arts

Amin arts oo wali dusha ka saaran Axmed Madoobe oo ah taliya Kismaayo. Axmed Madoobe sida ka muuqata ama laga fahmayo sawirka amin arts ma rabo inuu ka tago xukunka kismaayo, mana aaminsana doorasho wax la dhaho, Axmed Madoobe wuxuu aaminsan yahay qabiil sida amin arts sawirka ku tilmaamay. Marka run ahaantii dhulka soomaaliya koonfur […]

Categories
News

Hodan Naleye ma dil qorshaysan baa lagu dilay

Hodan Naleye ma dil qorshaysan baa lagu dilay Hodan Naleye waxay ahayd gabar Soomaliyeed oo dalka u timid inay bulshada isu keento oo ay u adeegto oo ay soomaalida dalkooda jecleysiiso. laakin waxay ku dhimatay weerarka Hotel kismaayo ku yaalla. Haddaba dilalka qorshaysan oo ay ku laaynayaan dadka naxariista ay ka dhammaatay wax yar ma […]

Categories
Sheeko Story

Cabsida gabdhaha sheeko khayaali yaab badan

Cabsida gabdhaha sheeko khayaali yaab badan Gabar ayaa habeen layl ah maraysay qubuuraha meel u dhow, waxay dareentay cidla inay tahay cabsi daran ayaa soo gashay, iyadoo socoto waxay aragtay wiil dhalinyar ah oo isna lugaynaya, way ka degtay cabsida gadaashiisa ayay bilowday inay ku socoto waxay maqashay iyadoo gadaal socota ninka eey qaylinaya, way […]

Categories
Siyaasa - politics

Xiriirka Axmed Madoobe iyo Al-shabaab by amin arts

Axmed Madoobe oo ahaa hoggaamiye kooxeed ayaa hadda Kismaayo madax ka ah. dad badan ayaa waxay aminsan yihiin inuu xiriir la leeyahay kooxda alshabaab. Sawirka amin arts wuxuu tilmaamayaa arrintaas, sidoo kale qaraxa Kismaayo ka dhacay ayaa waxaa la dhihi karaa wax tilmaamaya xiriirkaas. waxaa la sheegay qaraxaas in lagu dilay nin musharax ahaa. waa […]

Categories
News Sawirada

Hodan Naleye iyo siday dadka dilkeeda uga hadleen

Hodan Naleye oo ahayd gabar soomaaliyeed oo dhalasho Canada haysata. hodan waxay ahayd qof wariye oo TV lahayd lagu magacaabo Integration TV, waxay ka hadli jirtay arrimaha soomaaliya nolosha bulshada Soomaaliyeed Youtube ayay ka wada buuxaan muuqallada ay dadka ku wareysan jirtay  Integration TV. Hodan marka lagu dilay qaraxa aad ayaa looga hadlay dilkeeda wargeysyo […]

Categories
Bulsho Society News Sawirada

Guurka gabdhaha yaryar iyo odayga weyn

Sawiro ayaa ku faafay baraha bulshada shalay iyo maanta sawirada waxaa ka muuqda nin oday ah oo la sheegay inuu jiro 73 sano oo guursaday gabar jirto 13 sano. waxaa la sheegay arooskooda inuu ka dhacay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. dadka soomaaliyeed ayaa labo u qeybsamay  dad taageeraya iyo dad diiddan oo dhaleeceynaya. Guurka […]