Sawirada beeraha degmada Afgooye

sawirada beerta afgooye

Sawirada beeraha degmada Afgooye Afgooye waxaa la dhihi karaa waa meesha ugu qiimaha badan dhulka Soomaaliyeed. Afgooye waa meel aad barwaaqo u ah. waxaa ku nool Afgooye dad badan oo kasoo jeeda meelo badan. laakin dadka degaanka degan oo asalka ah waa beesha Galadi. beesha Galadi waa dadka ku hadla afka maayga oo waligooda deganaan […]

Hodan Naleye ma dil qorshaysan baa lagu dilay

Hodan Naleye ma dil qorshaysan baa lagu dilay

Hodan Naleye ma dil qorshaysan baa lagu dilay Hodan Naleye waxay ahayd gabar Soomaliyeed oo dalka u timid inay bulshada isu keento oo ay u adeegto oo ay soomaalida dalkooda jecleysiiso. laakin waxay ku dhimatay weerarka Hotel kismaayo ku yaalla. Haddaba dilalka qorshaysan oo ay ku laaynayaan dadka naxariista ay ka dhammaatay wax yar ma […]

Istunka Afgooye iyo Saldanada Galadi 1950

Istunka Afgooye 1850

Istunka Afgooye iyo Saldanada Galadi 1950 Sawirkan waa sawir qadiin ah, muujinaya cayaaraha istunka markuu ahaa sanadka 1950-kii. meeshana waa degmada Afgooye. waxaa la og yahay beesha Galadi oo degta degmada Afgooye waxaa ahayd saldanad xukunta lagasoo bilaabo Magalaada Muqdisho ilaa baardheere. Beesha Goobroon oo ah boqortooyada Galadi ayaa ka talinayay saldanada Galadi. Cayaarta istunka […]