Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday sawiro

Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday sawiro
Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday sawiro

Koobka qaramada Africa 2019 oo lagu qabtay magaalada Qaahira dalka Masar ayaa ku guuleysatay Algeria, waxay ka badisay dalka Senegal.

Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday.

Cayaarta waxay ka dhacday dalka Masar.

Dowladaha carabta siiba dalka Masar kuwa ka cayaaro waxay dadka u jideeyeen marka gool la dhaliyo in la sujuudo, Kooxda Algeria waxay ka mid tahay kooxaha sujuuda marka ay gool dhaliyaan

Algeria wins the 2019 African Nations Cup

Algeria team bows once in a row photos
The 2019 Africa Cup of Nations held in Cairo, Egypt, was won by Algeria, defeating Senegal.
The Algerian team bowed once in a row.

The match took place in Egypt.

Arab countries, especially those playing in Egypt, have made it mandatory for people to bow when a goal is scored, and the Algerian team is one of the teams that bow when they score.

Leave a Reply