Sawirka Soomaalida saameeyay Ing Yarisow iyo Hodan

Sawirka Soomaalida saameeyay Ing Yarisow iyo Hodan Sawirkan wuxuu aad ugu faafay baraha bulshada gaar ahaan Facebook. sawirka waxaa ka muuqda Ing Yariisow iyo Hodan Naaleye. saameyn weyn ayuu u geystay soomaalida ku kala nool adduunka dacalladiisa. labadooda waxaa lagu dilay labo qarax kala duwan Hodan waxaa lagu dilay qarax ka dhacay hotel Kismaayo ku […]
Maxay iska shabahaan Ing Yariisow iyo Hodan Naleye

Maxay iska shabahaan Ing Yariisow iyo Hodan Naleye Labadan qofba waa soomaali waxayna ka yimaadeen qurbaha Ing Yariisow wuxuu ka yimid dalka Ingiriiska Hodanna waxay ka timid dalka Canada. labadoodaba waxay usoo laabteen dadkooda iyo dalkooda laakin qadarka wuxuu ahaa inay ku dhintaan qarax. laakin waxaa is weyddiin mudan maxaa soomaalida haysto maxay u fahmi […]
Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib

Marka qaraxa lagu dilay Hodan Naaleeye Ing Yriisow wuxuu ku qoray baraha bulshada hadalkan: Soomaalida dadka daacadka ah cadow baa daba socda qof kastoo raba inuu magaca soomaali wax u qabto ama dalka wanaag ku soo celin raba qarax ama shirkool kale ayaa lala beegsanayaa. Hodan Naaleye waxay ka mid ahayd dumarka soomaaliyeed oo muujinaysay […]
Hodan Naaleeye maxaa lagu xusuustaa

Hodan Naleye oo si fudud ugu dhex faaftay bulshada Soomaaliyeed waxay dhexgashay dadka oo dhan. madaxda iyo dad weynaha waxaad ka garan kartaa sawirada ay ka qaadeysay dadka ay la kulmayso. sawirada Hodon Naleye ayaa astaan u ah qaabka ay soomaalida u dhexgashay iyadoo aan si fiican u garanaynin afka soomaaliga iyadoo kusoo barbaartay bulsho […]
Hodan Naleye ma dil qorshaysan baa lagu dilay

Hodan Naleye ma dil qorshaysan baa lagu dilay Hodan Naleye waxay ahayd gabar Soomaliyeed oo dalka u timid inay bulshada isu keento oo ay u adeegto oo ay soomaalida dalkooda jecleysiiso. laakin waxay ku dhimatay weerarka Hotel kismaayo ku yaalla. Haddaba dilalka qorshaysan oo ay ku laaynayaan dadka naxariista ay ka dhammaatay wax yar ma […]
Xiriirka Axmed Madoobe iyo Al-shabaab by amin arts

Axmed Madoobe oo ahaa hoggaamiye kooxeed ayaa hadda Kismaayo madax ka ah. dad badan ayaa waxay aminsan yihiin inuu xiriir la leeyahay kooxda alshabaab. Sawirka amin arts wuxuu tilmaamayaa arrintaas, sidoo kale qaraxa Kismaayo ka dhacay ayaa waxaa la dhihi karaa wax tilmaamaya xiriirkaas. waxaa la sheegay qaraxaas in lagu dilay nin musharax ahaa. waa […]
Hodan Naleye iyo siday dadka dilkeeda uga hadleen

Hodan Naleye oo ahayd gabar soomaaliyeed oo dhalasho Canada haysata. hodan waxay ahayd qof wariye oo TV lahayd lagu magacaabo Integration TV, waxay ka hadli jirtay arrimaha soomaaliya nolosha bulshada Soomaaliyeed Youtube ayay ka wada buuxaan muuqallada ay dadka ku wareysan jirtay Integration TV. Hodan marka lagu dilay qaraxa aad ayaa looga hadlay dilkeeda wargeysyo […]
