Axmed Madoobe oo ahaa hoggaamiye kooxeed ayaa hadda Kismaayo madax ka ah.

dad badan ayaa waxay aminsan yihiin inuu xiriir la leeyahay kooxda alshabaab.

Sawirka amin arts wuxuu tilmaamayaa arrintaas, sidoo kale qaraxa Kismaayo ka dhacay ayaa waxaa la dhihi karaa wax tilmaamaya xiriirkaas.

blank

waxaa la sheegay qaraxaas in lagu dilay nin musharax ahaa. waa qaraxa ay ku dhimatay Hodan Naleye iyo ninkeeda iyo dad kale.

marka Axmed Madoobe way dhici kartaa inuu xiriir la leeyahay kooxda alshaab laakin lama hayo caddeyn buuxda oo xiriirkaas sugaysa

 

Ahmed Madobe, a former leader of the group, is now the leader of Kismayo.
Many people believe that he has links to the al-Shabaab group.
The picture of Amin Arts indicates this, and the explosion that occurred in Kismayo can be said to indicate this link.
It is said that the explosion killed a candidate. It is the explosion that killed Hodan Naleye and her husband and others.
So Ahmed Madobe may have links to the al-Shabaab group, but there is no full proof of this link.

Leave a Reply