Categories
Caafimaadka Health

Hilibka guduudan dhib ma leeyahay

Hilibka guduudan dhib ma leeyahay Hilibka guduudan waxaa laga wadaa hilibka ariga iyo geela iyo lo’da  iwm. waxaa cagsi ku ah hilibka cadka isagana waxaa lga wadaa hilibka digaaga iyo kalluunka iwm. marka hilibka sida lagu sheego ma aha xagga jirrada iyo caafimaadka. daraasooyin badan ayaa ku tuhma hilibka inuu leeyahay jirrooyin badan, aad bay […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha

Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha Female Circumcision and Feeling of Girls Gudniinka gabdhaha waxaa laga wadaa in gabadha laga jaro kintirka qeyb ka mid ah waa gudniinka sunniga midkaas, gudniinka fircoonigana waa in laga gooyo gabadha kintirka iyo faruuraha yaryar qaar baa ka jira gabdhaha faruuraha waaweyn. gudniinka diinta lagu sheegay ma aha midka fircooniga […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Islaamka meesha uu geeyay aqoonta

‏‏Islaamka meesha uu geeyay aqoonta Aqoonta ama cilmiga waa wax aad u qiima badan oo qofka kaga sarreynayo dadka aan aqoonta lahayn, markaad eegto diinta islaamka waxaad arkaysaa sida ay ugu dadaashay aqoonta, bal aayadda ugu horreysa ee quraanka kariimka nabiga (SCW) kusoo degata waxay ku boorrinaysaa qofka inuu wax akhriyo, akhriskana waa furaha aqoonta. […]

Categories
News

Amin arts iyo sawirka cayaarta Soomaali

Amin arts iyo sawirka cayaarta Soomaali Soomaali ayaa ka raysay Zimbabwe is reereebka koobka adduunka Waxaa aad loogu faafiyay arrinkan baraha bulshada dad badan ayaa comment saaray Amin arts sawirkan ayuu ka sameeyay guusha soomaali  ay ka gaartay kubadda cagta. waa hore ayaa soomaali ugu dambeysay inay ka muuqato caayaraha noocan oo kale ah   […]

Categories
News Software

Shaqalka carabiga sida loo qoro

Markaad carabi wax ku qorayso waxaad u baahanaysaa mararka qaarkooda inaad shaqal saarto xarfaha carabiga, marka waxaad u egeesan kartaa keyboardka si hoos ku xusan Shift + E :  waa godka  ُ Shift + X :  waa reebka  ْ Shift + Q : waa kordhowga َ Shift + A : waa hoosdhowga ِ ذ + […]

Categories
Bulsho Society

Khuwaarsmi dumarka muxuu ka sheegay

Khuwaarsmi dumarka muxuu ka sheegay Dumarka waa asaaska qiimaha bulshada Caalim cilmiga xisaabta caan ku ahaa oo lagu magacaabi jiray Khuwaarsmi ayaa la weyddiiyay waxay yihiin haweeneyda wuxuu yiri: Haddii haweeneydu ay tahay mid leh khuluq iyo diin waxay u dhigantaa nabar kow  =1 Hadday qurux ku darsato eber ugu dar waxay u dhigantaa nambar […]

Categories
News

Nin carab oo gabar 3 jir faraxumeeyay

Nin carab oo gabar 3 jir faraxumeeyay Nin qoxooti ayaa la sheegay in lagu xukumay xabsi dalka Australia. waxaa lagu eedeeyay gabar yar inuu ku xadgudbay ninkaas waxaa la sheegay inuu kasoo jeedo dalka Iraq, waxuu waardiye ka ahaa mool weyn, waxaa la sheegay gabar yar oo seddex jir ah inuu u kexaystay meel dadka […]