Khuwaarsmi dumarka muxuu ka sheegay
Dumarka waa asaaska qiimaha bulshada

Caalim cilmiga xisaabta caan ku ahaa oo lagu magacaabi jiray Khuwaarsmi ayaa la weyddiiyay waxay yihiin haweeneyda wuxuu yiri:
Haddii haweeneydu ay tahay mid leh khuluq iyo diin waxay u dhigantaa nabar kow =1
Hadday qurux ku darsato eber ugu dar waxay u dhigantaa nambar =10
Hadday hanti ku darsato eber kale ugu dar
waxay u dhigantaa nambar =100
Hadday nasab iyo sharaf ku darsato eber kale ugu dar waxay u dhigantaa nambar =1000
Haddii nabarka koowaad ay wayso waxaa usoo haraya kaliya eberada 000
Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa
What did al-Khwarizmi say about women?
Women are the foundation of society’s values
A famous mathematician named Al-Khwarizmi was asked what a woman is and he said:
If a woman is one with character and religion, she is equivalent to the first digit =1
If she adds beauty and a zero to it, she is equivalent to the number =10
If she adds wealth and another zero to it
she is equivalent to the number =100
If she adds lineage and honor and another zero to it, she is equivalent to the number =1000
If she loses the first digit, she is left with only the zeros 000
سئل الخوارزمي العالم الرياضي الكبير عن المرأة
فأجاب:
إذا كانت المرأة ذات ( دين ) فهي تساوي = 1
وإذا كانت ذات (جمـال) أيضًا فأضف إلى الواحد صفرًا تساوي = 10
وإذا كانت ذات (مال) أيضًا فأضف صفرًا آخــــر تساوي = 100
وإذا كانت ذات (حسـب ونسـب) أيضًا فأضف صفرًا آخــر تساوي = 1000
فإذا ذهب الواحــد ( الدين )
لم يبق إلا الأصفار !
تجمّلوا بالدين والأخلاق، فبدونهما لا شيء يبقى
