Markaad carabi wax ku qorayso waxaad u baahanaysaa mararka qaarkooda inaad shaqal saarto xarfaha carabiga, marka waxaad u egeesan kartaa keyboardka si hoos ku xusan

Shift + E : waa godka ُ
Shift + X : waa reebka ْ
Shift + Q : waa kordhowga َ
Shift + A : waa hoosdhowga ِ
ذ + Shift : waa shidka ّ
Shift + Z : waa midka ~
Shift + W : waa labo kordhow ً
Shift + S : waa labo hoos dhow ٍ
Shift + R : waa labo god ٌ
When writing in Arabic, you sometimes need to add vowels to Arabic letters, so you can adjust the keyboard as shown below.
Shift + E : is the damma ُ
Shift + X : is the sokoun ْ
Shift + Q : is fatha َ
Shift + A : kasra ِ
ذ + Shift : ishadda ّ
Shift + Z : madd ~
Shift + W : two fatha ً
Shift + S :two kasra ٍ
Shift + R :two damma ٌ
