Amin arts iyo sawirka cayaarta Soomaali
Soomaali ayaa ka raysay Zimbabwe is reereebka koobka adduunka
Waxaa aad loogu faafiyay arrinkan baraha bulshada dad badan ayaa comment saaray
Amin arts sawirkan ayuu ka sameeyay guusha soomaali ay ka gaartay kubadda cagta.
waa hore ayaa soomaali ugu dambeysay inay ka muuqato caayaraha noocan oo kale ah
Somalis beat Zimbabwe in World Cup qualifier
This matter was widely shared on social media and many people commented
Amin arts made this picture of Somalis’ success in football.
It’s been a long time since Somalis have been featured in such games.
