Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Daawada Cayilka ugu dhaqsiga badan uguna fiican

Daawada Cayilka ugu dhaqsiga badan uguna fiican Daawada ugu fiican dadka caataha si dhaqsi ugu cayilaan Waa daawo laga sameeyay Nutritional yeast oo khamiirka. waxaa la helaa iyadoo kaniini ah wax dhib uu leeyahay ma jirto qofka hal bil adeegsada jirkiisa wuu soo naaxaayaa waa daawo meel kasta laga heli karo iyadoo kaabsal waa la […]

Categories
News

قصة الغلام مع الخليفة علي بن أبي طالب رضي الله عنه

قصة الغلام مع الخليفة علي بن أبي طالب رضي الله عنه رُوي أن الإمام علي بن أبي طالب – رضي الله عنه – وصل إلى المسجد وكان معه فرس، وكان يريد أن يدخل المسجد للصلاة. وكان هناك غلام أمام باب المسجد  قال للإمام : هل تريد أن أمسك لك الفرس؟ فقال الإمام: نعم. فأمسك الغلام […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Cuntada raga doobka u sahlan

Cuntada raga doobka u sahlan Cuntadan waxaa lagu magacaabaa cuntada doobka waxaa u badan dhalinyarada iskaabuliga ah  waa cunto shaqo badan aan u baahnayn haddana leh nafaqo aan lasoo koobi karin Cuntada ugu fudud uguna macaan badan egg and tuna Ukun iyo toono laysku dubay waa cunto macaan badan Waxaad keenaysaa basal marka aad jarjarto […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sideen isku fahannaa ninkeyga

Sideen isku fahannaa ninkeyga Su’aasha: Sideen iskuu fahannaa ninkeyga. Jawaabta: Su’aashan sidii la rabay uma xadidna, waa su’aal guud ah. isfahanka maxaa laga wadaa? dhinacyo badan ayaa jira oo u baahan ninka iyo xaaskiisa inay isku fahmaan. marka aan kuusoo koobo jawaabta:   isfahan waxaa lagu gaaraa in lawada hadlo oona lays maqlo wax kaste […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada hooyadaada oo gabar dhalayso

Fasirka riyada hooyadaada oo gabar dhalayso Riyada: Waxaan ku riyoday hoyadey o dhashay gabar qurux badan gabadhi ayan xambaaray waxan jeclaystay inay noqoto gabar anigu dhalay, kadib hooyadaydawaxay iga dalmabay bac anan iska tuuro oo wax ugu jiray lakin aniga waxan furay bacdii waxan ku dhex arkay abeeso weyn oo jarjaran oo qeybo ah ur […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qaraxa maxaa lagu fisiri karaa

Riyada qaraxa maxaa lagu fisiri karaa Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo imtaxaan ku jiro markaan imtaxaanka dhameeyay oon warqadda dhiibay oo meesha aan kasoo tagay meeshii ayaa qarax weyn ka dhacay maxaa la dhihi karaa riyadan. Jawaabta: Riyadan waa digniin culus siiba waxa aad gacanta kula jirto wax kaste ha noqdaan  waxay u badan tahay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada galmada sodohda

Riyada galmada sodohda Riyada: Waxaan ku riyooday anoo u galmoonaya xaaskayga hooyadeeda sedex jeer waqtiyo isu dhowna ah marka ugu dmabeysay waxaan arkay iyadoo qaawan oo hortayda taagan waxaan ka shumiyay afka kaddib ayaan u galmooday wayna iga xishooneysay tolow maxa lagu fasiri kara galmada xaaska hoyadeda fadlan dhaqsi iiga so jawaba.   Fasirka: Riyada […]