Al shabaab ficiladey sameeyaan diinta u ogolaatay mala dhihi karaa?

Al shabaab ficiladey sameeyaan diinta u ogolaatay mala dhihi karaa? Su’aasha: Al shabaab waxay marwalba adeegsadaan dad ay ugu sheekeeyeen inay istishaadiyiin yihiin oo janada ay galatians hadana dadkey isku qarxinayaan waa dad muslimiin oo iyagu ugu yeeraan inay murtadiin yihiin arintaas oo kale iyo dhaqanka shabaabku adeegsadaan diinteena ma qabtaa. Jawaabta: Marka hore waa […]
Riyada qaraxa maxaa lagu fisiri karaa

Riyada qaraxa maxaa lagu fisiri karaa Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo imtaxaan ku jiro markaan imtaxaanka dhameeyay oon warqadda dhiibay oo meesha aan kasoo tagay meeshii ayaa qarax weyn ka dhacay maxaa la dhihi karaa riyadan. Jawaabta: Riyadan waa digniin culus siiba waxa aad gacanta kula jirto wax kaste ha noqdaan waxay u badan tahay […]
Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso Basiira waxaa weeye gabar noofo ahayd oo lagu tuhunsan yahay inay ka dambeysay qaraxa ka dhacay maamulka Banaadir oo dad badan ay ku dhinteen oo uu ku dhaawacmay Ing Yariisow gudoomiyaha gobolka Banaadir. Wararka waxay sheegeen Basiira Cabdi inay la socotay gabar lagu magacaabo degan oo marka qaraxa dhacay goobta […]
Sawirka Ing Yariisow isbitaalka waa been eeg

Sawirka Ing Yariisow isbitaalka waa been eeg Dad badan ayaa ku faafiyay baraha bulshada sawir uu ka muuqdo wajiga Ing Yariisow oo nin cadaan ah salaamaya, asoo sariirta saaran, sawirka ma aha sawir sax ah, dad ayaa sameeyay waa Photoshop Sawirka asalka ah waa nin cadaan ah laakin waa la baddalay waxaa lagu rakibay wejiga […]
Gabadha wadday Basiiro oo la raadinayo sawirkeeda

Gabadha wadday Basiiro oo la raadinayo sawirkeeda Basiiro Abdi oo lagu tuhunsan yahay inay tahay gabadha qaraxa waadday Basiiro waa indhoole laakin waxaa la sheegay gabar kale lagu magacaabo degan ayaa keentay Basiira goobta ay isku qarxisay, waxaa la sheegay Deagan inay baxsatay oo ilaa iyo hadda aan la ogeyn meesha ay aadday. waxaa halis […]
Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa

Basiiro Cabdi gabar la dhaho ayaa qaraxa lagu tuhmayaa Basiiro Abdi Mohamed gabar lagu magacaabo ayaa la sheegayaa inay sabab u ahayd qaraxa ka dhacay maamulka gobolka Banaadir. aqalka gobalka banaadir waxa las heegay inay ahayd qof indhaha la’ waana arinta lala yaban yahay, inay gabadhu kasoo gashay albaabka weyn ee xurunta gobalka banaadir marka […]
Sawir la qaaday qaraxa waxyar kahor

Sawir la qaaday qaraxa waxyar kahor Sawirkan waxaa la sheegayaa in laga qaaday shirka inta uusan qaraxa dhicin, waxaa meesha ka muuqda dadka qaarkooda oo ku geeriyooday goobtaas. ninka caddaanka meesha fadhiyo qaraxa kahor ayuu meesha ka baxay sidaas oo kale dadka qaarkii way ka ka dhaqaajiyeen goobta qaraxa. gudoomiyaha gobolka banaadir iyo masuuliin kale […]
