Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya

Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya Riyada: Asc shekh afar riyo ayan kuwaydinaya iiso fasir mahadsanid. Riyadan waxa ku riyooday wallkay oo dhalinyaro ah waxayna tahay sidan: 1: Dhoor mar wuxu ku riyooday isago dad is dilayaan uuna kow kaga siinayo. 2: Mida kale waxay tahay wuxu ku riyooday abeeso wayn oo guriga […]
Fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan

Riyada: Asc wll waxaan u bahana fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan. Fasirka: Waxay tilaamayaan dad cadow ah oo raba inay ku gaadaan oo ay wax kugu sameeyaan adoon ka war haynin, waana cadow liita oo aan tabar kuu haynin, marka iska ilaali dadka aad la […]
Riyada maska jaalaha ah aan dilayo

Riyada maska jaalaha ah aan dilayo Riyada: Waxan ku riyooday anoo masaajidka joogo qeybtiisa weeso qaadka anoo wesaqadanaya waxaan arkay mas weyn oo midabkoosa jaalo iyo cadan wana mas dheer diibka ka qawana kdb 3 mar aa ileygeyga micida ah ku qawana oo waa dila kadib waxan ku tura mesha biyaha wesaqadka marayen ana waa […]
Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato Su’aasha: Waxaan ku riyooday mas dharka aan wato dhexgalaya , meel walba jirkayga ka mid ah maray, ka bacdina dad ayaa iga saaray maskii, riyadaas maxa lagu fisiri karaa ,idinkoo mahadsan bahda daruur media Jawaab waafi ah iga siiya. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow is qarinaya […]
Dadka qaar dibqalooca aan karin maxaa la dhihi karaa

Su’aasha: Asc dr waxan ku weydinlaha Waxan arkay dadka qaar oo uusan karin ama wax xanuun ah aanan dareemin qaniinyada dibqalooce iwm dadkaasi maxey yihin? Qaar kamida hadii ay candhuuftooda saraan qof ay abeeso qanintay misana ku bogsada shekadaas igadabagee full information igasii please dr nagu qaaliga? Jawaabta: Waxaa laga yaabaa inuu yahay dibqalooc aan […]
Riyada mas madow kasoo baxayo meel geed laga gooyn rabo

Riyada mas madow kasoo baxayo meel geed laga gooyn rabo Riyada: Asc bahda daruuro waan isinsalaamay dhamaantiin waxaan ku riyooday laba habeen oo is xiga aniga guriga aayadeey geed kagooy rabo mas madoow marka mahaa lagu fasirikaraa riyadaas. Fasirka: Waxaa lagu fasiraa riyada cadow daran oo qarsoon inuu jiro oo adiga aadan ogayn wuxuu ka […]
Riyada mas darbiga guriga ag jooga

Su’aasha: Waan idinsalaamay salan kadib waan ku riyoday labo habeen oo isxiga mas.aniga oo guriga darbigiisa geed yar kajari rabo ayaan Arkay mas maxaa lagu tilmaaami karaa. Jawaabta: Maska guud ahaan wuxuu tilmaamayaa cadow, haddii aad disho cadowga waad ka adkaanaysaa hadduu ku qaniinana cadowgaaga dhib ayuu kuu geysanayaa.
