Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay

Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay

Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay Su’aasha: Asc daruur gabar baa aabaheed nin 55 jir ah siiyay iyadana waxey jirtaa 20 sano ninkii gabadhii muusan bikro jabin 2 bilood buu lajogay kadibna wuu katagay safar buu ka aaday marka gabadha markasto ey istiraahdo wac ninka wuxu […]

Qoftaada haadaad Ku aragtid dabeecad cusub oo aadan awal Ku arki jirin

Qoftaada haadaad Ku aragtid dabeecad cusub

Qoftaada haadaad Ku aragtid dabeecad cusub oo aadan awal Ku arki jirin Su’aasha: Qoftaada haadaad Ku aragtid dabeecad cusub oo aadan awal Ku arki jirin. Jawaabta: Iyada weydii sababta ay isu badashay waxaa laga yaabaa wax inay dhibsanayso waxaa ugu fiican inaad kalsooni siido aad waraysato oo aad u muujiso naxariis. Dumarka waa sida caruurta […]

Diracley ayaan is guursan rabnaa ila taliya

Diracley ayaan is guursan rabnaa ila taliya

Diracley ayaan is guursan rabnaa ila taliya Su’aasha: Gabar ayaan doonan rabaa laakin waa gabar labiska diraca banaanka ku qaadato waxaan rabaa inay is xijaabto iyaduna ma fulinin waxa aan rabo mar kaste waxay igu tiraahdaa xijaab waxaan qaadanaa marka aan is guursano waxa aan samaynayo ma garanayo. Jawaabta: Sida aad og tahay xijaabka waa […]

Sideen isku fahannaa ninkeyga

Sideen isku fahannaa ninkeyga

Sideen isku fahannaa ninkeyga Su’aasha: Sideen iskuu fahannaa ninkeyga. Jawaabta: Su’aashan sidii la rabay uma xadidna, waa su’aal guud ah. isfahanka maxaa laga wadaa? dhinacyo badan ayaa jira oo u baahan ninka iyo xaaskiisa inay isku fahmaan. marka aan kuusoo koobo jawaabta:   isfahan waxaa lagu gaaraa in lawada hadlo oona lays maqlo wax kaste […]