Riyada qaraxa maxaa lagu fisiri karaa
Su’aasha:
Waxaan ku riyooday anoo imtaxaan ku jiro markaan imtaxaanka dhameeyay oon warqadda dhiibay oo meesha aan kasoo tagay meeshii ayaa qarax weyn ka dhacay maxaa la dhihi karaa riyadan.

Jawaabta:
Riyadan waa digniin culus siiba waxa aad gacanta kula jirto wax kaste ha noqdaan waxay u badan tahay wax inay kaa hallaabayaan laakin adiga aad ka badbaadi doonto marka ugu dambeysa arrin weyn oo la xiriirta mustaqbalkaaga marka aad u taxadar, qaraxa wuxuu tilmaamayaa arrin weyn oo meel badan laga maqli karo. riyada qaraxa guud ahaan waa dhacdo culus
Riyada dagaalka oo ciidamo aad la socoto
This dream is a serious warning, whatever you have in your hand, it is likely that something will destroy you, but you will ultimately be saved from a major issue related to your future if you are careful. The explosion indicates a major issue that can be heard from many places. The dream of an explosion is generally a serious event.
