Sideen isku fahannaa ninkeyga
Su’aasha:
Sideen iskuu fahannaa ninkeyga.

Jawaabta:
Su’aashan sidii la rabay uma xadidna, waa su’aal guud ah.
isfahanka maxaa laga wadaa?
dhinacyo badan ayaa jira oo u baahan ninka iyo xaaskiisa inay isku fahmaan.
marka aan kuusoo koobo jawaabta:
isfahan waxaa lagu gaaraa in lawada hadlo oona lays maqlo wax kaste markaas waa lagu heshiin karaa.
Wiil xiriir naga dhaxeeyo aan jeclahay sidan buu u dhaqmaa ila taliya
This question is not as specific as it should be, it is a general question.
What is understanding?
There are many aspects that require a husband and wife to understand each other.
To summarize the answer:
Understanding is achieved by talking to each other and listening to each other,
then everything can be agreed upon.
