Taariikhda Murad Wilfried Hofmann
Murad Wilfried Hofmann wuxuu ahaa nin u dhashay dalka Germany, wuxuu islaamay sanadka 1980-ka , marka hore intuusan si fiican ayuu u akhriyay diinta Islaamka iyo quraanka kariimka.
wuxuu yiri: wax kaste diintan ku sugan waa wax caqligal ah.

wuxuu kaloo yiri islaamka waxaa lagu xallin karaa dhibaatooyinka caalamka oo dhan.
wuxuu qoray buugag badan oo uu ku difaacayo islaamka wuxuu u ahaa dalkiisa Germany safiir u fadhiya Aljeeriya iyo Marooko.
wuxuu dhintay 13/1/2020
Murad Wilfried Hofmann was a German-born Muslim who converted to Islam in 1980 after studying Islam and the Quran thoroughly.
He said: “Everything in this religion is logical.”
He also said that Islam can solve all the problems in the world.
He wrote many books in defense of Islam and was Germany’s ambassador to Algeria and Morocco.
He died on 13/1/2020
