Gabar guursan rabto beenlow hanti leh oo talo u baahan

Gabar guursan rabto beenlow hanti leh oo talo u baahan

Gabar guursan rabto beenlow hanti leh oo talo u baahan Su’aasha: scw bahda daruur wan idin salamay waxan u bahanay iinaa leyga jahilbixiyo raga beenta badan ma dhaqan karan guri , waxan maqlay ninka iy naagtisa been inay isu sheegi karan, maxad kula talin laheden gabadhi jeclaato nin beenlow ah oo hanti leh. Jawaabta: Marka […]

Ninkayga arimahan ayuu igu sameeyaa ila taliya

Ninkayga arimahan ayuu igu sameeyaa ila taliya

Ninkayga arimahan ayuu igu sameeyaa ila taliya Su’aasha: ninkayga been baan ku arkay wuxuu iga qarinayaa inuu xaas kale ku leeyahay africa waxaan maqlay inuu Kenya naag kusoo guursaday markaan weyddiiyay wuu ii dhaartay, marka sideen ku ogaan karaa inuu been ii sheegayo. Jawaabta: Waxaa fiican wax kaste in la hubsado oo aan lagu degdegin, […]

Beenlowga maxaa lagu gartaa

Beenlowga maxaa lagu gartaa

Beenlowga maxaa lagu gartaa Su’aasha: waxaan rabaa inaan garto qofka been ii sheegaya astaanaha qofka beenta ii sheegaya waa sidee fadlan ii qeexa beenta maxay tahay. Jawaabta: Beenta qofka sheegaya waxaa iska cad yahay beenna waxaa laga wadaa waxa khilaafsan waaqaca waa dhabta ah, qofka beenta sheegaya astaamaha lagu garto waa cabsida iyo shakiga, sidoo […]

Laba wejiilaha diinta maxay ka qabtaa

Laba wejiilaha diinta maxay ka qabtaa

Laba wejiilaha diinta maxay ka qabtaa Qofka labawajiilaha waa qof aad u liita oo ah halis. wuxuu halis ku yahay bulshada uu la nool yahay, waa munaafuq waa jirjiroole marba si buu noqdaa. Labawajiilaha waa midka dumiya bulshada muslinka,  sidaa awgeed diinta islaamka aad ayay uga digtay dhaqankan foosha xun. Waa isla sifada munaafuqiinta oo […]

Xadiiska tilmaamay halista beenta

Xadiiska tilmaamay halista beenta

Xadiiska tilmaamay halista beenta Beenta sida la og yahay waa furaha shar kaste. Beenta waxay dumisaa qaran iyo qoys iyo guri taagan. Waliba beenta marka ay tahay mid keenaysa dil iyo halaag. Qof ma aha inuu hadalka beenta ah buunbuuniyo. In badan ayaan kasoo hadalnay beenta, beenta saan soo sheegnay waa halis oo burburin karta […]