MD Farmaajo oo Cumaan booqasho ku tagay

MD Farmaajo oo Cumaan booqasho ku tagay
MD Farmaajo oo Cumaan booqasho ku tagay

Suldaanka wadanka Cumaan Suldaan Haytham bin Taariq Aal Saciid oo qaabilay Madaxweyne Farmaajo oo uga tacsiyeenayay geeridii ku timid Suldaanki hore ee Cumaan Suldaan Qaabuus bin Saciid oo geeriyooday muddo badan kaddib markuu xanuunsanaa.

Sawirada booqashada Md Farmaajo oo halkan aad ka arkaysid sida loo soo dhoweynayo.

Soomaali oo wali aan gaarin meeshi laga rabay oo qiimeyn ah, waayo dalka ilaa iyo hadda masoo ceshanin haybadda uu lahaan jiray waagii hore.

 

 

MD Farmaajo visits Oman
The Sultan of Oman, Sultan Haytham bin Tariq Al Said, received President Farmaajo and expressed his condolences on the death of the former Sultan of Oman, Sultan Qaboos bin Said, who passed away after a long illness
Photos of Mr Farmaajo’s visit, here you can see how he was welcomed.

Somalia has not yet reached the desired level of evaluation, because the country has not yet regained the glory it once had.

Leave a Reply