Taariikhda Murad Wilfried Hofmann

Taariikhda Murad Wilfried Hofmann Murad Wilfried Hofmann wuxuu ahaa nin u dhashay dalka Germany, wuxuu islaamay sanadka 1980-ka , marka hore intuusan si fiican ayuu u akhriyay diinta Islaamka iyo quraanka kariimka. wuxuu yiri: wax kaste diintan ku sugan waa wax caqligal ah. wuxuu kaloo yiri islaamka waxaa lagu xallin karaa dhibaatooyinka caalamka oo dhan. […]
Magaca Muxamed ayaa ugu badnaaday yurub wiilasha lagu dhalay

Ilmaha lagu dhalay sanadka 2018 magaalada Berlin ee dalka Germany waxay gaareen 22 kun iyo 177 cunug. magaca Muxamed ayaa kaalinta koowaad galay. baaritaan waxaa lagu ogaaday 280 cunug in loo bixiyay magaca Muxamed. magaca kaalinta labaad galay wuxuu ahaa magaca Lewis. Jamaciyadda Gfds oo ah jamciyad shaqo ku leh afka Jarmalka ayaa arrintaas baaritaan […]
