Riyada gabar aan la qabin ilmo dhalayso

Riyada gabar aan la qabin ilmo dhalayso Riyada: Ani malin waqtigas wexe ehed marka jamacada sugaye guriga hawarirte waqtigas iskajooge haween waxa kuriyodhe riyada wexe eheed jikadha gurigas kujiro waxa isarke ano uur leh malanaiqabo ani Lakin riyada sas kuarke mrka waxa istagna ovenka dinicisa cunuga harako iga sobahe fudhud xanun madaremin wasoqadhe gawar ehed […]
Riyada anigoo ilmo dhalayo marar badan

Riyada anigoo ilmo dhalayo marar badan Riyada: Waxan ku riyooday marar badan aniga oo ilmo dhalayo wiil iyo gabar wuxu yahay ma aqaan mar ayaan ku riyooday ilmo intaan dhalay ayaan u diiday inaan siiyo naaskeyga canaha kadib nin tukaan leh ayan ugu tagay tunkanka saan dhahay bacda yar ee jalaatada lagu xidho caano igu […]
Riyada gabar yar shandarawe ku jirta kaso saara naas udhiga

Riyada gabar yar shandarawe ku jirta kaso saara naas udhiga Riyada: Waxan ku riyoday ano leh inay iga qariyan bay raban Ana dhalay kadib ano helaya gabar yar oo shandarawe ku jirta oo qurxan ciyal qolka kula jiran naas baan udhigaya waxana daremaya naxariis hooyo nimo hada uur le yahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad […]
Naag uur leh oo dhalaysa gabar qurux badan

Riyada: scw bahda daruur gabar uur leh haday ku riyooto iyadoo dhalayso gabar qurux badan riyadaas maxaa lagu fasiraa gabadhana ay tahay cad oo timo dheer leh? Fasirka: Riyada waa khayr iyo bishaaro, waxay tilmaamaysaa inaad ku noolaan doonto farxad oo uurka uu ku dhamaan doono wanaag dhalmada gabadha quruxda badan waa wanaag iyo farxad […]
Qoys wada jooga ilaa 5 sano iyagoo gabar dhalay ayaan ku riyoodaa

Su’aasha: Asc Wll waxa jira qoys wada jooga ilaa 5 sano balse aan awlaad isku lahayn Waxanan ku riyooda iyaga oo cunug u dhashay waliba gabar ah. waliba inbadan baan xata gabadhi yarayd riyo ku arkay iyada oo guurguuranaysa oo kortay Blse Ilaa hada qoysku wax cunuga maleh Marka maxay noqonaysaa riyada noocaas ahi. Jawaabta: […]
Riyada duulidda iyo cillaanka iyo dhalmada gabadha

Su’aasha: Walal su.aal kle ayaan qabaa oo riyada ku saabsan idinkoo mahadsanid Walal waxaan ku riyoodaa anoo duulaya sida shinbirta oo hawada iska heehaabaya samadana aan gaadhayn inta dhexe iska duul’duulaya. Waxaa kaloon mar walba iyana kuriyoodaa anoo cilaan marsanaya oo aad ula qushuucsan quruxda culaanka aan marsaday. Waxaa kaloon ku riyoodaa anoo gabdh dhalay […]
Riyada inan aan la qabin oo gabar dhalayso

Su’aasha: leyma qabo laakin waaxan ku riyooday aniga gabar yar iijogto oo waxyar ilko dherleh marka sariirteyda aan jiifo aan sexiyaa qolka waa mugdi waxaa is dhaha amaa lakaka jifta. oo eyka dhimataa. Jawaabta: Riyadan waa bishaaro waxay tilmaamaysaa inay kaa tagayaan mushkilooyinka ku haysta hadday jiraa waliba waxay u badan tahay goor dhow inaad […]
