Caatanimada maxaa daawo u ah
Su’aasha:
Waxaan ahay gabar aad caato u ah, wax jirro ma qabi waxan rabaa inaan is cayiliyo, marka maxaa igu haboon inaan sameeyo.

Jawaabta:
Caatanimada waxyaalo badan ayaa keeni kara, waxaa habboon inaad u tagto dhakhtar qaabilsan koriinka jirka, waayo waxaa laga yaabaa inay jiraan waxyaalo badan kaa reebaya cayilka jirka, waxyaalaha ugu muhimsan cayilka reebo waa fikirka iyo hurda la’aanta iyo walwalka, daalka, jirrada, cunta yarida nafaqa darida.
Being thin can be caused by many things. It is a good idea to see a doctor who specializes in physical development, because there may be many things that are preventing you from being overweight. The most important things that prevent you from being overweight are thinking, lack of sleep, anxiety, fatigue, illness, and malnutrition.
