Faa’idada hilibka cad iyo caafimaadka Benefits of White Meat

Benefits of White Meat and Health Waa maxay hilibka cad caafimaadka ma u roon yahay? Hilibka cad waxaa laga wadaa hilibka digaaga iyo kalluunka iyo wixii iyaga usoo dhow. hilibka cad waxaa lagu tiriyaa hilibka aan lahayn dufan badan ama baruur. hilibka guduudan oo laga wado hilibka ariga iyo geela iyo lo’da waxay leeyihiin […]
Sawirada imtaxaanka Seminaarkii Bisha Cas

Sawirada imtaxaanka Seminaarkii Bisha Cas Waa Seminaarkii Bisha Cas, wiilal iyo gabdho ayaa laga qaaday imtaaanka waasawiro badan oo laga soo qaatay goobta imtaxaanka. marka dhamaan waa dad ku dadaalaya aqoonta iyo faa’ideysiga. marka waxaa la rabaa in beesha soomaaliya si fiican loogu dhex faafiyo waxbarshada si loo helo nabad in lays dilo waxaa keenay […]
Nin balwad leh ma guursan karaa

Su’aasha: waxaa isoo doontay nin balwada leh oo sigaarka iyo qaadka cunta familkeyga way ila rabaan laakin aniga kuma qanacsani sideen yeelaa maxaad igula talin lahaydeen ee ii sheega malaga yaabaa inuu mustaqablka tooso oo uu iska daayo sida ay walaalahayga qaar leeyihiin. Jawaabta: Nin balwad leh mustaqbal ma laha waayo wax kaste waxaa ugu […]
Naagta been ii sheegayso maxaan ku garan karaa

Naagta been ii sheegayso maxaan ku garan karaa Su’aasha: Waxan raba inaad iga jawabtan su’asha oo ah naag ayan shukaansaday marka waan ka shakiyay inay been ii sheegayso gabar an qaraabo nahay ayaa igu tiri gabadhan beenta ayay xariif ku tahay marka anigana aad baan u jeclaaday maxaad igu talinaysaan oo aan kula dhaqamayaa nagtaas […]
Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa

Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa Su’aasha: Nin dukaan leh ayaan u shaqaynayaa waxaa dhacday in aan dhow jeer kala baxay maqalka lacag isagana ima oga mana i fahmi karo waayo lacagta anaa xisaabiyo marka dambi inaan galay ayaan dareemay waxaan ka baqayaa inaan u sheego lacag inaan kala baxay, haddaan u sheego […]
Nin ayaa guur la qarinayo iga dalbaday

Nin ayaa guur la qarinayo iga dalbaday Su’aasha: waxan ahay gabar jaamacad dhigata waxaa isoo doontay nin ku nool yurub laakin wuxuu leeyahay xaas wuxuu rabaa guur oo aan loo sheegin xaaskiisa guurka inuu noqdo guur qudbasireed ah marka ninka wuxuu rabaa inaan soomaali iska joogo oo aanan meel kale aadin maxaan sameeyaa ila taliya. […]
Xadiiska dadka muslinka jacayl ku dhex abuuraya

Xadiiska dadka muslinka jacayl ku dhex abuuraya Xadiiskan wuxuu ka mid yahay axaadiista aadka ugu saameyn badan xagga bulshada iyo in dadka wax loo taro, haddii dadka ay ku dhaqmi lahaayeen xadiiskan lama arkeen labo qof is neceb, wuxuu yiri rasuulka (SCW): (أَحَبُّ النَّاسِ إِلَى اللَّهِ أَنْفَعَهُمْ لِلنَّاسِ ، وَأَحَبُّ الْأَعْمَالِ إِلَى اللَّهِ سُرُورٍ […]
