Riyada uurka ama xaamilada

Riyada:

Waxaan rabaa inaan ogaado fasirka riyada naagta uurka leh oo uurkeedu weyn yahay maxaa la dhihi karaa

Riyada uurka ama xaamilada
Riyada uurka ama xaamilada

Fasirka:

Uurka wax badan ayaa lagu fasiraa waxaa ka mid ah arrin muhim ah oo qofka sugayo ama murug daran oo qofka kusoo wajahan, naagta uurka leh waxay noqon kartaa arrin la sugayo oo natiija ka imaan kara waqti aan ka badnayn sanad, waayo naagta xaamilada uurka leh sagaal bil ayay sidaysaa uurka, marka fasirka riyada uurka wuxuu noqon karaa arrimahaas.

Halkan ka daawo riyada xaamilada

Pregnancy has many interpretations, including an important event that a person is waiting for or a serious sorrow that is approaching a person. A pregnant woman can be an awaited event that may not come to fruition in more than a year, because a pregnant woman carries the pregnancy for nine months, so the interpretation of a pregnancy dream can be about these things.

 

Leave a Reply