Naagta la qabo maxaa u keena inay saaxiib samaysato?

Naagta la qabo maxaa u keena inay saaxiib samaysato?
Naagta la qabo maxaa u keena inay saaxiib samaysato?

Waa su’aal dad badan ay is weyddiiyaan.
Jawaabta waxay noqon marka hore nin iyo naag kama dhaxeyn karto saaxiibtinnimo marka ay isgeyn karaan, waayo saaxibtimada ka dhexeynaysa waxay keenaysaa inay isku dhacaan, waayo sheydaanka marka ninka iyo naagta ay isu bataan waswaas ayuu ku bilaabayaa labadooda inay isku dhacaan.

Maxaa lagu gartaa naagta saaxiibka leh
Maxaa lagu gartaa naagta saaxiibka leh

Marka amaanka wuxuu ku jiraa inay ahaadaan kuwa kala fog.
Marka aan usoo laabto jawaabta su’aasha;
naagta la qabo waxaa ku keena inay saaxiib samaysato dhow sabab.
middda koowaad tarbiyada ayaa ka xun diintana way ka fog tahay, waayo naag marka nin ay leedahay wax ay nin kale uga baahan tahay yaaba jirin, haddii ay ninkeeda rabin waxaa ku habboon inay si toos ugu sheegto markaas xal wanaagsan ay raadsato, laakin waxaa daran inay ninkeeda hoos ka nacdo oo nin kale ay la sheekaysanayo.

Midda labaad; ninka inuu noqdo mid aan xaaskiisa si fiican ula dhaqmaynin, raga qaar marka ay xaaskooda ku cusub yihiin aad bay u buunbuuniyaan, laakin marka ay muddo is qabaan way is baddalayaan, wuxuu aadayaa naago kale wuxuu ka helaa inuu dumarka ajnabiga ah la sheekaysto, taas waxay keenaysaa naagtiisa iyaduna inay khiyaanto niman kale la sheekaysato, meesh waxaa kasoo baxaya shukaansiga xaaraanta ah, waliba naagta marka la qabo halis kale ayay leedahay oo ah nin kale hadday la tumato waxaa dhacaya inay ku dhiirrato, laakin gabadha sidaas ma aha, way ka baqaysaa inay uur qaaddo, laakin naagta la qabo uur kama baqayso waxaa laga yaabaa inay ninka u tiiriso.

Astaamaha lagu garto naagha saaxiibka leh way badan yihiin, waxaa ugu muhimsan naagta oo ninkeeda aan dan ka galin, mar kastana inay baxsan tahay oo ay ka fikirayso ninka kale, waxay ka heshaa inay kaligeeda ahaato, marka ay ninkeeda la hadlayso waxay sheeganaysaa inay xanuunsan tahay ama madaxa laga hayo, marka nin kale ay la hadlayso farxad ayay dareemaysaa, sidoo kale marka ay banaanka baxayso waxay aad ugu dadaalaysaa labiska.
naagaha khiyaanada aad bay ugu dheereeyaan ninka way ku adag tahay inuu soo saaro naag khiyaano waddo.

Hablaha raga way adag yihiin xaga xasaasiyadda jacaylka ama dareenka, naagta ninka marka ay neceb tahay ma qarin karto laakin marka ay jeceshay way qarin kartaa.
marka dhaqankeeda ayaa toos isu baddalaya marka saaxiib ay leedahay, haddii ninkaas xiriir jacayl la leeyahay marka ninkeeda galmo la samaynayo kuma raaxaysanayso, waayo naagta iyo ninka dhanka raaxada way ku kala duwan yihiin, naagta nika ay jeceshaya yay ku raaxaysan kartaa, ninka aysan ka helin ma jecla inay raaxo la gasho, sidaa awgeed naagta saxib leh marka ninkeeda sariirta ugu yeero, wax kacsi ah dhib ayuu ku noqonayaa, waayo qalbiga ayuu ka imaanaa dareenka galmada sidaa awgeed dhadhan lama lahaanayo macaanka raaxada sariirta.

 

Astaamaha xaasidka lagu garto

The second; the husband should not be one who treats his wife well, some men exaggerate a lot when they are new to their wives, but when they have been married for a long time, they change, he goes to other women and enjoys talking to foreign women, which leads his wife to cheat on him and talk to other men, which leads to forbidden dating, also a woman when she is married has another risk, which is that if she is flirted with by another man, she may dare to do so, but the girl is not like that, she is afraid of getting pregnant, but a married woman is not afraid of getting pregnant, she may rely on her husband.

There are many signs of a woman who has a boyfriend, the most important of which is that the woman does not care about her husband, and is always away and thinking about another man, she enjoys being alone, when she talks to her husband she claims to be sick or has a headache, when she talks to another man she feels happy, also when she goes out she tries very hard to dress.
Women cheat very quickly, it is difficult for a man to find a cheating woman.

Women are difficult to men in terms of sensitivity to love or feelings, a woman cannot hide her husband when she hates him, but she can hide it when she loves him.
So her behavior changes immediately when she has a boyfriend. If that man is in a romantic relationship, she will not enjoy having sex with her husband, because women and men are different in terms of pleasure. A woman can enjoy the man she loves, but a man she doesn’t like doesn’t want to have sex with her. Therefore, when a woman has a boyfriend and her husband calls her to bed, any arousal becomes a problem, because sexual feelings come from the heart, so she doesn’t have a taste for the sweetness of pleasure in bed.

Shukaansiga qaldan iyo kan toosan

 

Leave a Reply