Caalimkii yahuudiga dagaalkii Uxud ku dhintay miyuu islaamay

Caalimkii yahuudiga dagaalkii Uxud ku dhintay miyuu islaamay Su’aasha: Walaal ninkii yahuudiga ahaa ee la odhan jiray mukhayriiq ee dagaalkii uxud rasuulka lagalay ee kudhintay miyuu islaamay intaanu dagaalka galin mise isagoo yuhuudi ah ayuunbuu nabiga la dagaal galay si uu magaalada madina u difaaaco Jawaabta: Mukhayriiq bin Annadiir مخيريق بن النضير wuxuu ahaa caalim […]
Sifada uu leeyahay qofka Ilaahay dhab u rumeeyay

Sifada uu leeyahay qofka Ilaahay dhab u rumeeyay Dadka mu’miniinta waxay leeyihiin sifooyin lagu garto, waxaa laga rabaa qofka mu’minka inuu ku sifaysnaado sifadaha iimaanka. Diinta islaamka waa diin wax kaste caddeysay qofka mu’minka calaamado ayay u yeeshay hadduu ku sifoobo calaamadahaas wuxuu helayaa naxariista Ilaahay, imaankana waa gallad Alle dadka ku galladaysta, wuxuu leeyahay […]
Meeqa sano ayaa laga joogaa abuurista dunida iyo nabi Aadam (CS)

Meeqa sano ayaa laga joogaa abuurista dunida iyo nabi Aadam (CS) Su’aasha: Asc walaal Dadku waxa ay dhahaan dunidu waxa ay dhisan tahay malaayiin sano ama waxa lahelay dad noolaa malaayiin sano ka hor noolaa qalfoofkooda Marka maxa ka jira ? meeqa sano ayaase ka soo wareegay nabi aadam (c.s) wakhtigii uu noola ? Mahadsanidin. […]
Mucjisada ku sugan abuurista geela

Adduunka noole kaste wuxuu wataa wax ku tusaya jiritaanka Alle (SW) iyo awooddiisa, maanta marka aan wax yar ka sheegno mucjisada ku sugan abuurista geela waa mid lala yaabo. Ma og tahay neefka geela inuu cabbi karo biyaha badda oo dhanaanka ah?!! lagama yaabo inuu dhiigiisa kor u kaco maxaayeelay kellidiisa biyaha ayay u sifeynaysaa […]
Hadaan Qur’aanka dhageysto ilmadeydu wey soo hoortaa

Su’aasha: Qofka ku qushuuca Qur’aanka kariimka ee ilmeeya qofkaas oo kale diinteenu maxay ka qabtaa? Jawaabta: Qofka quraanka ku khushuucaya waa qof iimaan leh, qofka muslinka imaanka leh markuu maqlo aayadaha Alle cabsi ayuu dareemayaa wuuna ooynayaa aayado badan ayaa tilmaamay oo ku sugan quraanka kariimka: (إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ إِذَا ذُكِرَ اللَّهُ وَجِلَتْ قُلُوبُهُمْ […]
Gabar markaste Allaahu Akbar qoraysa iyadoon is ogeyn

Su’aasha: Gudomiye : gudomiye waxaa jirto gabar walashey IGA yar Wana mama HAL wiil haysata waxay is aragtaa markasta oo ay qalin iyo book so qadaato waxay is arkeysaa ayadoo qortay Allaahu Akbar ayadon ogayn xasusutedu waxay so labanaysa marki ay qoralkas dhameso ayado ogayn ama ugu tola galin arinkaas Ila hooyo iyo Abe e […]
Ila taliya mararka qaar waxaan damcaa inaa aduunka is kaga tago

Su’aasha: Asc wll waxaan ahay wiil dhalin yaro ah 19 jir oo quryx badan wax kasta waan sameeyey ilaahay waan isku xiray dareenkayga waa saaid ilaa aan la xariiro gabar aan guursado mahaayo meel aan kakeenana mahaayo dhib wayn ayaa i haysto wlahi hadaan heli lahaa gabar wlahi aad ayaan u xifdin lahaa Mida kle […]
