Yaa ugu fursad badan inuu madaxweyne noqdo musharraxiinta

Doorashooyinka hadda la filayo inay dhacaan 15- bishan aan ku jirno, waxaa guulaysanaya qofkii lacag badan laga bixiyo, waxayna ku xiran tahay dowladda wadato qofkaas musharraxa ah, illeen mid kaste dowlad buu shaqaale u yahayee. Xildhibaan kaste wuxuu baarlamaanka usoo galay inuu lacag helo, qaab kaste uu ku helayo diyaar buu u yahay inuu ku […]
Farmaajo waqtigiisa haduu dhamaaday maxaa loogu yeeri karaa

Su’aasha: Madaxweyne farmaajo wixii isniinta 8 February waxaa ka dhacaayo sharciyadii madaxweyne ee uu dastuurku u siiyey diintu maxay ka qabtaa mar haduu dalka galaayo firaaq dastuureed oo qoladii madaxweynaha ka soo hor jeeday ay rabaan in kursiga uu ku fadhiyo ay xoog kala wareegaan arintaas diinteenu maxay ka qabtaa. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa […]
Sheekada gaabow iyo xaalka Soomaali

Sheekada gaabow iyo xaalka Soomaali Dadka soomaaliyeed waxay ka qaateen dunida koobka fashalka, marka aad arafto safiirka maraykanka siduu u hagayo kuwa isku sheegaya inay madax yihiin waxaa kuu muuqanayso sheekada aan kuu hayo. si kaste ha ahaatee ninkan wax yar ma ka wado dalka. xoolaha jooga wuxuu ugu cayaarayaa si yaab leh, iyaga waxayba […]
Amin arts oo sawiray Deni oo aasi raba Puntland

Amin arts oo sawiray Deni oo aasi raba Puntland Amin arts iyo Deni mar kale. wuxuu soo sawiray Amin arts Deni oo aasi raba dastuurka Puntland oo dhan. Waxaa meesha ka muuqata inuu fulinayo dano kale oo aan dn ugu jirin maamulka Puntland. Amin arts maalmahaan wuxuu saaran Yahay Saciid Deni wuxuu ka sameeyay sawiro […]
Amin arts oo Deni sawir ka sameeyay

Amin arts oo Deni sawir ka sameeyay Saciid Deni oo ah Xaakimka Puntland ayaa sawir laga sameeyay. Amin arts qofkii uu dabada galo way u dhammaatay kama soo harayo ilaa uu kagaga takhaluso. Sawirkan oo si daran ugu faafay baraha bulshada. Deni oo dameerka ka dhacayo dadna ay soo jiidayaan. tolow maxaa la dhihi karaa […]
Amin arts oo Kenya meel saaray

Kenya waa dowlad aan rabin soomaali inay toosto. sidaas awgeed waxay adeegsataa jaajuusyada dalka madaxda ka ah. kuwan haddii ay caqli lahaan lahaayeen waxay noqon lahayd soomaali meel toosan. laakin madaxda dalka oo dhan waa dad shaqaale ah. waxay u shaqeeyaan cadowga marka waxaad ogaanaysaa in dalkeena uusan tooseynin haddaan layska qabanin kuwan
Taariikh nololeed kooban Saciid Deni Madaxweynaha cusub ee puntland

Taariikh nololeed kooban Saciid Deni Madaxweynaha cusub ee puntland Taariikh nololeed kooban : Madaxweynaha cusub ee puntland wuxuu sannadkii 1966-dii ku dhashay Magaalada Muqdisho, sannaddii 1972dii wuxuu waxbarashada hoose/dhexe ka bilaabay dugsiga hoose/dhexe ee Muqdisho, 1980kii ilaa 1984kii wuxuu dugsiga sare ku qaatay Sheekh Xasan Barsame- Muqdisho halka 1986dii ilaa 1990kii uu Jaamacadda Ummadda ka […]
