Categories
Download Free Books

Buuga Clan and Islamic Identities in Somali Society

Buuga Clan and Islamic Identities in Somali Society Waa buug ka hadla taariikhda beelaha soomaaliyeed, iyo degaannada iyo dhaqanka dadka soomaalida. Buugan halkan ayaad kaga soo dowlaod gareysan karaa asoo free ah t is a book that talks about the history of the Somali clans, and the places and culture of the Somali people.   […]

Categories
Sheeko Story

Gabar ku guulaysatay waxbarashada kadib nin aqoon leh guursaday

Sheekadan waxay tilmaamaysaa qiimaha waxbarashada. Waliba gabdhaha kartida leh meesha ay ka gaari karaan waxbarashada. Aamina ayay ku saabsan tahay sheekadan Teeda kale wiilka yurub ka yimid isna dhakhtar ahaa habka uu ku jeclaaday aamino. Iyo siduu u shukaansaday markay is barteen. Iyo sidey isku fahmeen. Iyo hadallada cajiibka ah oo uu ku tilmaamay dumarka […]

Categories
Sheeko Story

Shakiga ayaa u keenay in saaxiibteeda ninkeeda ku labaysto iyadaana sabab u ahayd

Qiso cajiib ah nin hanti leh oo degganaa magaalada Nairobi ayaa gabar bartay oo iyadana kenya joogtay. Ninka wuxuu ahaa nin lacag badan haysto oo diyaar ula ah gabadha wax walbo ay rabto. Gabadhii markay sheekaysteen oo ay isfahmeen jacayl daran ayaa dhexmaray. Gabadha buufis daran ayaa hayay oo waxay aad u rabtay inay yurub […]

Categories
Bulsho Society

Daawashada filimada gaalada xunxun sida dhaqsiyaha badan loo joojiyo

Daawashada filimada gaalada xunxun sida dhaqsiyaha badan loo joojiyo Wiil labaatan jir ah wuxuu aad u daawan jiray filimada anshaxa xun. Filimada gaalada ay dhigaan. Wuxuu mar walba ka daawan jiray moobeelkiisa. Maalin asoo qolkiisa ku jiro oo filin xun daawanaya ayaa loogu soo galay. Qofka ugu soo galay waa adeerkiisa. Wiilkii intuu naxay ayuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ninka furaya galuuska sarwaalka isagoo gabar ag joogto

Riyada ninka furaya galuuska sarwaalka isagoo gabar ag joogto Riyada: waxan rabaa in layfasiro naag haday aragto nin iyadoo ag joogto ninkana wuxuu rabaa inuu iyada taabto wuxuu furanaa galuuska sarwaalkiisa markaas wuxuu kasoo bixinaa xubinta iyadana way ka baqaysaa Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa nin liito oo aan akhlaaq lahayn. haddii aad nin xiriir […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar aan la qabin ilmo dhalayso

Riyada gabar aan la qabin ilmo dhalayso Riyada: Ani malin waqtigas wexe ehed marka jamacada sugaye guriga hawarirte waqtigas iskajooge haween waxa kuriyodhe riyada wexe eheed jikadha gurigas kujiro waxa isarke ano uur leh malanaiqabo ani Lakin riyada sas kuarke mrka waxa istagna ovenka dinicisa cunuga harako iga sobahe fudhud xanun madaremin wasoqadhe gawar ehed […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada abtigey oo mar hore dhintay oo badar cunaya

Riyada abtigey oo mar hore dhintay oo badar cunaya Riyada: Waxaan xilli subax ah ku riyooday abtigey oo sanad ka hor dhintay isagoo ii sheekeynaya waliba raashiin cunaya aniga markaas waxaan rabaa inaan waxa uu cunayo aan la cuno awoodda uma lihi ee maxaa lagu fasiri karaa? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad fiican inuu ku […]