Riyada abtigey oo mar hore dhintay oo badar cunaya

Riyada:

Waxaan xilli subax ah ku riyooday abtigey oo sanad ka hor dhintay isagoo ii sheekeynaya waliba raashiin cunaya aniga markaas waxaan rabaa inaan waxa uu cunayo aan la cuno awoodda uma lihi ee maxaa lagu fasiri karaa?

Riyada abtigey oo mar hore dhintay oo badar cunaya
Riyada abtigey oo mar hore dhintay oo badar cunaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad fiican inuu ku jiro.

Ilaahay janno ha galiyo waa riyo bishaaro ah.

adigana cimri dheer ayad helaysaa, waayo waxaad la qeybsan waysay nolosha uu ku jiro.

taas waxay astaan u tahay inaad cimri dheer helayso.

 

Riyada qofka dhintay halkan ka daawo

 

The dream indicates that he is in a good situation.

May God grant him paradise. This is a good dream.

You will also have a long life, because you did not share the life he is in.

This is a sign that you will have a long life.

 

Leave a Reply