Riyada ninka furaya galuuska sarwaalka isagoo gabar ag joogto

Riyada:

waxan rabaa in layfasiro naag haday aragto nin iyadoo ag joogto ninkana wuxuu rabaa inuu iyada taabto wuxuu furanaa galuuska sarwaalkiisa markaas wuxuu kasoo bixinaa xubinta

iyadana way ka baqaysaa

Riyada ninka furaya galuuska sarwaalka isagoo gabar ag joogto
Riyada ninka furaya galuuska sarwaalka isagoo gabar ag joogto

Fasirka:

Riyada waxay kaaga digaysaa nin liito oo aan akhlaaq lahayn.

haddii aad nin xiriir la leedahay waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso.

waa nin niyadda xumaan ku hayo oo laga yaabo inuu xumaan kaa soo raadiyo.

waa nin dhaqanumo ku dhaqmo.

iska ilaali

Riyada qofka is qaawinaya halkan ka daawo

The dream warns you about a weak and immoral man.

If you are in a relationship with a man, you need to avoid him.

He is a man with bad intentions and may seek evil from you.

He is a man of bad habits.

Beware

Leave a Reply