Riyada gabar aan la qabin ilmo dhalayso

Riyada:

Ani malin waqtigas wexe ehed marka jamacada sugaye guriga hawarirte waqtigas iskajooge haween waxa kuriyodhe riyada wexe eheed jikadha gurigas kujiro waxa isarke ano uur leh malanaiqabo ani Lakin riyada sas kuarke mrka waxa istagna ovenka dinicisa cunuga harako iga sobahe fudhud xanun madaremin wasoqadhe gawar ehed qolka jifka Aya galey marka wacabsonaye wexe idihi doonaan lkin marka adhe we ifaraxsnayeen sarirta aye kufadiyeen hoyadhe habaryarta lajoge kuli weqoslayeen ani farxad isogashe gawada markas cano siye waxbadhan iga sobaxayey gawada wecabase iso fasir jazakallah.

Riyada gabar aan la qabin ilmo dhalayso
Riyada gabar aan la qabin ilmo dhalayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbal farxad leh aad heli doonto.

waliba waa barwaaqo aad iyo aad u badan.

Waliba dhalmada gabadha waa nolol farxad leh.

marka waxaad gaari doontaa dantaada .

 

Halkan ka daawo riyada dhalmada

 

The dream indicates a happy future that you will have.

It is also very, very prosperous.

Also, giving birth to a girl is a happy life.

So you will achieve your goal.

Leave a Reply