Riyada abtigey oo mar hore dhintay oo badar cunaya

Riyada abtigey oo mar hore dhintay oo badar cunaya Riyada: Waxaan xilli subax ah ku riyooday abtigey oo sanad ka hor dhintay isagoo ii sheekeynaya waliba raashiin cunaya aniga markaas waxaan rabaa inaan waxa uu cunayo aan la cuno awoodda uma lihi ee maxaa lagu fasiri karaa? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad fiican inuu ku […]
Riyada Adeerka dhintay hoostiisa bakayle ku jiro

Riyada Adeerka dhintay hoostiisa bakayle ku jiro Riyada: Asc shiikho hoyadey waxay kuriyotay aderked dhintay ayada guri ula jogto asoo dhintay sariirta saran meydkiisa aydhaheso alx hadu adeerkeyga gurigeyga iigu dhintay kadib guriga waxa jogo 4ninkale iyo edadet kadib adeerka dhintay hoostiisa waxa kujira bakeyle gaduudan qoortiisa hoosteda ukujira islanta edada aya kaso saresa bakeylahii […]
Riyada abahay dhintey anoo video la duubi rabo

Riyada abahay dhintey anoo video la duubi rabo Riyada: Waxan ku riyoday abahay dhintey asago I imanayo xafada walibo an faraxsanahay kadibna aan dhahayo aabe video 📹 isla dubeyna qofna dalefanka u dhibay so la ii dubo abe isla socona muqal dubeyna abane waba ila qosla labdo I kishana ana wa farax sanahay abahay ma […]
Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan

Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan Riyada: Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan oo aaan isku ooyayno aaan raaali galinayo oo aaan leeyahy mar dambe ma dhacayso intaa inaanan ku arag iga raaali noqo oo aaan shuminayo ilin badana way iga socotay muuqaal ahaaan waxay ila ahayd inay is […]
Waxan kuriyody gabar habayar u ahay 4 bil kahor dhimatay oo soo noolaatay

Waxan kuriyody gabar habayar u ahay 4 bil kahor dhimatay oo soo noolaatay Riyada: Waxan kuriyody gabar habayar u ahay 4 bil kahor dhimatay oo soo noolaatay waxayna iledahy madhimane wan suuxsanaa wajigedana nuur kabaxayo meel ban islajogny oo school ah waxbarasho bana bilownay leyahy ana marwo ahay wali ubad dhalin riyadas maxay noqon kartaa […]
Riyada aabaha mar hore dhintay oo aad u qabeyneyso

Riyada: Hoyadeyda Waxay ku riyotay iyadoo aabaheed OO goor hore dhintay oo u qabeynayso sida caadi ah , waxaana laga joogaa xili U dhintay sano badan. Fasirka: Riyada waa khayr waxay tilmaamaysaa in Alle idinka daahirin doono xumaanta oo idinka dhigi doono dad wanaagsan oo nadiif ah, waalidka dhintay falka kasoo fulaya wuxuu ku soo […]
Riyada qof dhintay oo qof nool dhunkanaya

Su’aasha: Sxb maamada i dhashay ayaa riyo ku aragtay wiil xanuunsanaa oo daris aan ahaan jirnay oo mar hore dhintay marka waxay iishegtay in riyada ay ku dhex aragtay wiilkii oo dhar gabdheed ku labisan hadana iyada shuminaayo markii dambana wuxuu ku dhahay kambaala ayaa noo balan ah marka riyadaas ishaara nuucee ayay tilmaameysaa maxaase […]
